{"id":180693,"date":"2024-04-28T19:03:11","date_gmt":"2024-04-28T16:03:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180693"},"modified":"2024-04-28T19:03:11","modified_gmt":"2024-04-28T16:03:11","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180694\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png\" alt=\"\" width=\"1058\" height=\"666\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png 1058w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50-300x189.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50-1024x645.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50-768x483.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50-696x438.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50-667x420.png 667w\" sizes=\"(max-width: 1058px) 100vw, 1058px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh oo katirsan ciidan Danab lagu qabtay iyagoo gacmaha kula jiray musuq maasuq ka dhan ah raashin loogu talo galay hal guuto oo kamid ah ciidanka Danab.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga ayaa hadalkan ku sheegay wareysi siiyay universal Tv, isagoo sheegay, falkaan inuu dhacay bishii hore, ayna muddo shan cishe ah u xiran yihiin saraakiishii ku lug lahayd falkaas.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in raashinka lagu iibsaday suuqyada.<\/p>\n<p>\u201cDowladnimada ceeb ayay ku tahay in wax la xado. Cid allaale ciddii lagu helo maxkamad ayaa lasoo taagayaa, waxaana lagu qaadayaa dambigeeda,\u201d ayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u qiimeyn ku sameyn doonto xiriirkooda iyo wada shaqeyntooda ciidanka Danab.<\/p>\n<p>Sarkaal Mareykan ah ayaa u sheegay Reuters in Washington ay si dhab ah u qaadanayso dhammaan eedeymaha musuqmaasuqa.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiir Jaamac&quot;Rag waa weyn ayaa ku lug leh Raashinka la leexsaday Maxkamad ayaana lasoo taagi doonaa\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-RBCgYBlkGg\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh oo katirsan ciidan Danab lagu qabtay iyagoo gacmaha kula jiray musuq maasuq ka dhan ah raashin loogu talo galay hal guuto oo kamid ah ciidanka Danab. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa hadalkan ku sheegay wareysi siiyay universal Tv, isagoo sheegay, falkaan inuu dhacay bishii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh oo katirsan ciidan Danab lagu qabtay iyagoo gacmaha kula jiray musuq maasuq ka dhan ah raashin loogu talo galay hal guuto oo kamid ah ciidanka Danab. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa hadalkan ku sheegay wareysi siiyay universal Tv, isagoo sheegay, falkaan inuu dhacay bishii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-28T16:03:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1058\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/\",\"name\":\"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png\",\"datePublished\":\"2024-04-28T16:03:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png\",\"width\":1058,\"height\":666},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab - Wardoon","og_description":"Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh oo katirsan ciidan Danab lagu qabtay iyagoo gacmaha kula jiray musuq maasuq ka dhan ah raashin loogu talo galay hal guuto oo kamid ah ciidanka Danab. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa hadalkan ku sheegay wareysi siiyay universal Tv, isagoo sheegay, falkaan inuu dhacay bishii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-28T16:03:11+00:00","og_image":[{"width":1058,"height":666,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/","name":"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png","datePublished":"2024-04-28T16:03:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Screenshot-2024-04-28-at-16.59.50.png","width":1058,"height":666},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-xaqiijiyay-in-saraakiil-u-xiran-yihiin-leexsashada-raashinka-ciidanka-danab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil u xiran yihiin leexsashada raashinka ciidanka Danab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180693"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180695,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180693\/revisions\/180695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180694"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}