{"id":180697,"date":"2024-04-29T11:40:06","date_gmt":"2024-04-29T08:40:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180697"},"modified":"2024-04-29T11:40:06","modified_gmt":"2024-04-29T08:40:06","slug":"dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180698\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, waxaa ka dhashay khasaare u badan dhaawac.<\/p>\n<p>Is-rasaaseynta ayaa timid, kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ay weerar ku qaadeen guriga sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya oo ku yaalla agagaarka isgoyska Boondheere, halkaas oo uu ka dhacay dagaal toos ah, markii ay isku dhaceen labada dhinac.<\/p>\n<p>Sarkaalka la weeraray ayaa waxaa magaciisa lagu soo gaabiyay Sayid-Cali, wuxuuna ka tirsan yahay ciidanka lagu soo tababaray Eritrea ee hadda ka qayb-qaata dagaalka Al-Shabaab ee ka socda gobollada dhexe ee dalka, gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi kusii daraya in sarkaalka milatariga ee lagu dagaalamay hoygiisa uu dhaawac kasoo gaaray weerarka lagu qaaday, waxaana hadda la dhigay isbitaal.<\/p>\n<p>Ma cadda sababta loo weeraray sarkaalkan oo ilaaladiisa iyo kuwa dowladda ay xalay ku dagaalameen magaalada Muqdisho, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Inta ay socotay rasaasta ayaa si weyn looga dareemay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxayna labada ciidan isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cJawiga ayaa u kacay xabado saaid ah ayaa la\u2019is weydaarsaday labada dhinac Dhashiike iyo Daba-jeex ayaa la adeegsaday\u201d ayuu yiri qof kamid ah dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa hadda ah mid deggan, waxaana la kala qaaday ciidamadii dagaalamay, sida uu sheegay goobjooge ku sugan degmada Boondheere.<\/p>\n<p>\u201cHadda xaaladdu way dagan tahay wax xabado ahna ma jiraan, waana la kala qaaday ciidankii, hadda amniga sidii hore ayuu kusoo laabtay\u201d ayuu mar kale yiri.<\/p>\n<p>Horay ayaa sidan oo kale loo weeraray guryo ay dagan yihiin saraakiil, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan, ayadoo la xasuustoo weerarkii Janaraal Sheegow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, waxaa ka dhashay khasaare u badan dhaawac. Is-rasaaseynta ayaa timid, kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ay weerar ku qaadeen guriga sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, waxaa ka dhashay khasaare u badan dhaawac. Is-rasaaseynta ayaa timid, kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ay weerar ku qaadeen guriga sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-29T08:40:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-29T08:40:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, waxaa ka dhashay khasaare u badan dhaawac. Is-rasaaseynta ayaa timid, kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ay weerar ku qaadeen guriga sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-29T08:40:06+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/","name":"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg","datePublished":"2024-04-29T08:40:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/118200760_6ca45cb4-4bcc-46f8-9bcc-b86368e67e56.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho-khasaaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180697"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180699,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180697\/revisions\/180699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}