{"id":180701,"date":"2024-04-30T12:29:25","date_gmt":"2024-04-30T09:29:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180701"},"modified":"2024-05-01T11:17:22","modified_gmt":"2024-05-01T08:17:22","slug":"guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Shuute &#8220;Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180702\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo howlo nabadeyn ah u jooga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee qabiil ahaan isku dilaya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Shuute ayaa ku hanjabay in qofkii qof kale qabiil ahaan u dila iney Maxkamaddu ku hor toogan doonto reerkiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha, qofkii dil geysta, cidii uu lahaa waxbaan u dilay ayaa lagu dhex tooganayaa, gurigiisa ayaa lagu hor tooganaa si loogu quus qaato, maanta kadib qof kii qof dila bartii uu ku dilo ayaa lagu tooganaa, mana fakan doono ogaada&#8221; ayuu yiri guddoomiye Xasan Cali Nuur Shuute.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada inaan waqtigaan loo baahneen in shacabka Soomaaliyeed qabiil ahaan isku dagaalaan, islamarkaana dagaalka u dhaxeeyo uu la macno yahay iney kasoo horjeedaan howlaha dalka looga xureynayo Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aad ku dhaqmeysaan dhaqan islaam maaha, waxayna ka soo horjeedaan hadafkiina iyo colaada idiin dhaxeysa in Khawaarij iska xoreynsaan ama dalka laga xureyo mana yeeleyno taas&#8221; ayuu yiri guddoomiye Shuute.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayuu guddoomiyaha Maxkamada ciidamada ka sheegay gogol nabadeed oo lagu heshiisiinayo beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo taala degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana guddoomiyaha howlaha nabadeynta ku wehlinaya masuuliyiin kale ay ka mid yihiin Taliyaha NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe iyo hoggaamiye Cali Jeyte.<\/p>\n<p>Masuuliyiintaan ayaa waxgaradka labada beelood ka dalbaday inay meesha ka saaraan colaada u dhaxeysa ee sababtay iney kala go\u2019aan oo ay is dhexmari waayaan, islamarkaana ay iska dilaan dad badan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F310086298639722%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo howlo nabadeyn ah u jooga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee qabiil ahaan isku dilaya. Guddoomiye Shuute ayaa ku hanjabay in qofkii qof kale qabiil ahaan u dila iney Maxkamaddu ku hor toogan doonto reerkiisa. &#8220;Ogaada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180702,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180701","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Shuute &quot;Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Shuute &quot;Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo howlo nabadeyn ah u jooga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee qabiil ahaan isku dilaya. Guddoomiye Shuute ayaa ku hanjabay in qofkii qof kale qabiil ahaan u dila iney Maxkamaddu ku hor toogan doonto reerkiisa. &#8220;Ogaada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-30T09:29:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-01T08:17:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/\",\"name\":\"Guddoomiye Shuute \\\"Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-30T09:29:25+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-01T08:17:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Shuute &#8220;Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Shuute \"Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Shuute \"Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo howlo nabadeyn ah u jooga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee qabiil ahaan isku dilaya. Guddoomiye Shuute ayaa ku hanjabay in qofkii qof kale qabiil ahaan u dila iney Maxkamaddu ku hor toogan doonto reerkiisa. &#8220;Ogaada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-30T09:29:25+00:00","article_modified_time":"2024-05-01T08:17:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/","name":"Guddoomiye Shuute \"Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg","datePublished":"2024-04-30T09:29:25+00:00","dateModified":"2024-05-01T08:17:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024430638500414506149663.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-shuute-ogaada-hada-kadib-nabadu-baryo-maahavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Shuute &#8220;Ogaada hada kadib nabadu baryo maaha+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180701"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180701"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180701\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180703,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180701\/revisions\/180703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180702"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}