{"id":180724,"date":"2024-05-07T12:21:06","date_gmt":"2024-05-07T09:21:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180724"},"modified":"2024-05-07T12:21:06","modified_gmt":"2024-05-07T09:21:06","slug":"soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180725\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860-300x154.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is afgarad oo ku saabsan dhinacyada, arrimaha Dibada, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada.<\/p>\n<p>Heshiiskaan oo ahaa is afgarad dhexmaray laba dowladood ayaa waxaa u kala saxiixay Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya Axmed Macallin Fiqi iyo Musalia Mudavadi, waxaana heshiisyadaan ay yihiin kuwa kor loogu qaadayo xiriirka iskaashiga iyo wax wada qabsiga ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Heshiiska dhanka Waxbarashada, Tababarka iyo Cilmi baarista ayaa sidoo kale Soomaaliya iyo Kenya waxaa sidoo kale u kala saxiixay Wasiiradda Waxbarashada labada dal Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Ezekiel Machogu.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo heshiiska is afgarad u saxiixay dhanka dowladda Soomaaliya ayaa si kooban u sharaxay qodobada ugu muhiimsanaa ee heshiiska ay kala saxiixdeen dhigiisa dalka Kenya.<\/p>\n<p>&#8220;Qodobada ugu muhiimsan heshiiska labada dal sadax qodob oo kala arrimaha dibadda amniga, dhaqalaha iyo ganacsiga iyo arrimaha, waxaa ugu muhiimsana in ganacsiga la isku furo oo Kaluunka Kheyraadka Alle ku maneystay Baddena albaab cusub loo furo iyo xaga Waxbarashada oo tababarka Macalimiinta iyo is dhaafsiga qibrada la wadaago oo heshiis fican laga gaaray, dhanka siyaasada iyo amiga labada ayaa sidoo kale isfaham wanaagsan laga gaaray&#8221; ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii heshiisyadaan ayaa qeyb ka ah socdaal uu Shalay Nairobi ku tagay Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, kaasoo la xiriira adkaynta xiriirka labada dal ee horumarinta iskaashiga dhinacyada badan leh.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180728\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-1536x1023.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPRXgAA_DoJ-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180729\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-1536x1023.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPTXUAAV-Xp-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180730\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-1536x1023.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/GM63mPXWwAES7wj-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is afgarad oo ku saabsan dhinacyada, arrimaha Dibada, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada. Heshiiskaan oo ahaa is afgarad dhexmaray laba dowladood ayaa waxaa u kala saxiixay Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180725,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is afgarad oo ku saabsan dhinacyada, arrimaha Dibada, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada. Heshiiskaan oo ahaa is afgarad dhexmaray laba dowladood ayaa waxaa u kala saxiixay Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-07T09:21:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/\",\"name\":\"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-07T09:21:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg\",\"width\":660,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday - Wardoon","og_description":"Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is afgarad oo ku saabsan dhinacyada, arrimaha Dibada, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada. Heshiiskaan oo ahaa is afgarad dhexmaray laba dowladood ayaa waxaa u kala saxiixay Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-07T09:21:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":338,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/","name":"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg","datePublished":"2024-05-07T09:21:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/202457638506544237434860.jpeg","width":660,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-heshiisyo-muhiim-ah-kala-saxiixday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180724"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180724"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180731,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180724\/revisions\/180731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180725"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}