{"id":180799,"date":"2024-05-13T11:29:16","date_gmt":"2024-05-13T08:29:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180799"},"modified":"2024-05-14T11:26:33","modified_gmt":"2024-05-14T08:26:33","slug":"taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180801\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar.jpeg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Taliye-Xijaar-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>Wareegto uu soo saaray hoggaamiyaha maamulka Khaatumo State ayaa xilka looga qaaday qaar kamid ah golaha wasiiradda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale isku shaandheyn lagu sameeyay qaar kamid ah wasiiraddii Khaatumo..<\/p>\n<p>Wasiiradda cusub ee maamulka Khaatumo waxaa ku jira taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta yo Dastuurka.<\/p>\n<p>Jeneraal Xijaar ayaa kaalin weyn ku lahaa dagaalkii dadka deegaanka Khaatumo la galeen maamulka Somaliland, waxa uuna muddooyinkii dambe deegaansaday kuna sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Khaatumo.<\/p>\n<p>Halkan ka Akhriso wareegtada magacaabista wasiiradda.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Aragtida Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 6aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 14aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 15aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatum<\/p>\n<p>Markuu ku Qancay: Aqoonta iyo waayo aragnimada Masuuliyiintan<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in la helo Masuuliyiin hanan kara Xilalka loo igmaday<\/p>\n<p>Markuu La Tashaday: Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aamiyey<\/p>\n<p>In laga bilaabo maanta Masuuliyiintani qabtaan xilalka loo magcaabay<\/p>\n<p>1. Waxaa Mud. Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<p>2. Waxaa Dr. Xil Yuusuf Sulaymaan Sancad loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka<\/p>\n<p>3. Waxaa Mud. Najiib Barkhadle Warsame loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda<\/p>\n<p>4. Waxaa Mud. Ibraahim Jaamac Reygal loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Amniga<\/p>\n<p>5. Waxaa Mud. Dr Axmed Xaashi Maxamed loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cilmilada<\/p>\n<p>6. Waxaa Mud. Dr. Jaamac Maxamed Mursal loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha, Shaqada iyo Shaqaalaha<\/p>\n<p>7. Waxaa Mud. Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta yo Dastuurka<\/p>\n<p>8. Waxaa Mud. Xil Cali Warsame Cismaan loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta<br \/>\n9. Waxaa Mud. Axmed Cabdirisaaq Diiriye loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.<\/p>\n<p>10. Waxaa Mudane Xil. Daahir Cabdirisaaq Axmed loo beddelay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga<\/p>\n<p>11. Waxaa Mudane Xil. Cabdirisaaq Yuusuf Maxamed Hindi loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka<\/p>\n<p>12. Waxaa Marwo Suhuur Faysal Barre loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal Insaanka<\/p>\n<p>13. Waxaa Xil. Dr. Aadan Cabdillaahi Aw-xasan loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu Ilaahay uga baryayaa Masuuliyiinta magacaaban in Eebbe xilka u fududeeyo, wuxuuna kula dardaarmayaa in ay waajibkooda u gutaan si waafaqsan Axdiga Maamulka oo ay ku jirto danta shacabka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangalayaa markaa uu saxeexo Hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Rasmiga ah ee Dawladda.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<br \/>\nXafiiska Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxtooyada SSC-Khaatumo<br \/>\nEmail: Info@ssckhaatumo.so<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto uu soo saaray hoggaamiyaha maamulka Khaatumo State ayaa xilka looga qaaday qaar kamid ah golaha wasiiradda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale isku shaandheyn lagu sameeyay qaar kamid ah wasiiraddii Khaatumo.. Wasiiradda cusub ee maamulka Khaatumo waxaa ku jira taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) loo magacaabay inuu noqdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto uu soo saaray hoggaamiyaha maamulka Khaatumo State ayaa xilka looga qaaday qaar kamid ah golaha wasiiradda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale isku shaandheyn lagu sameeyay qaar kamid ah wasiiraddii Khaatumo.. Wasiiradda cusub ee maamulka Khaatumo waxaa ku jira taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) loo magacaabay inuu noqdo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-13T08:29:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-14T08:26:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/\",\"name\":\"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-13T08:29:16+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-14T08:26:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay - Wardoon","og_description":"Wareegto uu soo saaray hoggaamiyaha maamulka Khaatumo State ayaa xilka looga qaaday qaar kamid ah golaha wasiiradda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale isku shaandheyn lagu sameeyay qaar kamid ah wasiiraddii Khaatumo.. Wasiiradda cusub ee maamulka Khaatumo waxaa ku jira taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) loo magacaabay inuu noqdo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-13T08:29:16+00:00","article_modified_time":"2024-05-14T08:26:33+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/","name":"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg","datePublished":"2024-05-13T08:29:16+00:00","dateModified":"2024-05-14T08:26:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images.jpeg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-soomaaliya-oo-wasiir-loo-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo wasiir loo magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180799"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180799"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180799\/revisions\/180802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180800"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}