{"id":180838,"date":"2024-05-19T11:27:46","date_gmt":"2024-05-19T08:27:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180838"},"modified":"2024-05-19T11:27:46","modified_gmt":"2024-05-19T08:27:46","slug":"iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/","title":{"rendered":"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180839\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"492\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka-300x185.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka-768x472.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka-696x428.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka-683x420.webp 683w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka-356x220.webp 356w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u magacawday wakiilkii u joogay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, xilli dowladda Soomaaliya horey u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Qunsulkii ama Wakiilkii dowladda Itoobiya u jooogay magaalada Hargeysa, ayaa loo dallacsiiyey derajada safiir buuxa, , waxa ayna taasi ka dhigan tahay in Itoobiya dal madax-bannaan u aqoonsan tahay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Itoobiya Sahle-Work Zewde ayaa dhawaan magacawday 24 safiir, waxaana safiiradda la magacaabay ku jira wakiilkii Somaliland u joogay Itoobiya oo hadda laga dhigay safiir buuxa.<\/p>\n<p>Safiiradda la magacaabay ee gaaraya 24-ka safiir ee ayaa u kala qaybsanaa in 10 ka mid ah ay yihiin safiiro buuxa oo haysta awood dhammaystiran, halka 14-ka kalena loo magacaabay keliya safiir.<\/p>\n<p>Xubnaha la siiyey safiirnimadda buuxda waxaa ka mid ahaa safiir Delil Kedir Bushra, oo dalka Itoobiya markii hore wakiil caadi ah uga ahaa magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Magacaabistan safiirka buuxa u muuqda mid Itoobiya ku dooneyso in ay Somaliland ku aqoosato, waxa ay sidoo kale kusoo aadeysaa xilli horey dowladda Soomaaliya u amartay in la xiro qunsuliyadaha Itoobiya ku leedahay magaalooyinka Hargeysa iyo Garawe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u magacawday wakiilkii u joogay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, xilli dowladda Soomaaliya horey u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa. Qunsulkii ama Wakiilkii dowladda Itoobiya u jooogay magaalada Hargeysa, ayaa loo dallacsiiyey derajada safiir buuxa, , waxa ayna taasi ka dhigan tahay in Itoobiya dal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u magacawday wakiilkii u joogay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, xilli dowladda Soomaaliya horey u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa. Qunsulkii ama Wakiilkii dowladda Itoobiya u jooogay magaalada Hargeysa, ayaa loo dallacsiiyey derajada safiir buuxa, , waxa ayna taasi ka dhigan tahay in Itoobiya dal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-19T08:27:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"492\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/\",\"name\":\"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp\",\"datePublished\":\"2024-05-19T08:27:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp\",\"width\":800,\"height\":492},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u magacawday wakiilkii u joogay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, xilli dowladda Soomaaliya horey u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa. Qunsulkii ama Wakiilkii dowladda Itoobiya u jooogay magaalada Hargeysa, ayaa loo dallacsiiyey derajada safiir buuxa, , waxa ayna taasi ka dhigan tahay in Itoobiya dal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-19T08:27:46+00:00","og_image":[{"width":800,"height":492,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/","name":"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp","datePublished":"2024-05-19T08:27:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/safirka.webp","width":800,"height":492},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iroobiya-oo-safiir-u-magacaawday-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iroobiya oo safiir u magacaawday Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180838"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180838"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180840,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180838\/revisions\/180840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180839"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}