{"id":180841,"date":"2024-05-19T11:30:27","date_gmt":"2024-05-19T08:30:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180841"},"modified":"2024-05-19T23:52:11","modified_gmt":"2024-05-19T20:52:11","slug":"qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha baarlamanka Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Xaaji Khayr, degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Isla shilkaas waxaa ku dhaawacmay xildhibaan Cabdiqaadir Saalax Cali Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Dr Ciise Jaamac Maxamed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Deni Siciid Cabdullaahi Deni iyo guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Cali Tabliiq oo lagu wado in maanta aas qaran loogu sameeyo magaalada Garowe.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAAL KA SOO BAXAY MAFDAXTOOYADA PUNTLAND<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180842\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-255x300.webp 255w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-869x1024.webp 869w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-768x905.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-1304x1536.webp 1304w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-696x820.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-1068x1258.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/443720038_995275291954813_3351741263019807002_n-356x420.webp 356w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha baarlamanka Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Xaaji Khayr, degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal. Isla shilkaas waxaa ku dhaawacmay xildhibaan Cabdiqaadir Saalax Cali Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Dr Ciise Jaamac Maxamed. Madaxweynaha Puntland Deni Siciid Cabdullaahi Deni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha baarlamanka Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Xaaji Khayr, degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal. Isla shilkaas waxaa ku dhaawacmay xildhibaan Cabdiqaadir Saalax Cali Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Dr Ciise Jaamac Maxamed. Madaxweynaha Puntland Deni Siciid Cabdullaahi Deni [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-19T08:30:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-19T20:52:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/\",\"name\":\"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png\",\"datePublished\":\"2024-05-19T08:30:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-19T20:52:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha baarlamanka Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Xaaji Khayr, degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal. Isla shilkaas waxaa ku dhaawacmay xildhibaan Cabdiqaadir Saalax Cali Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Dr Ciise Jaamac Maxamed. Madaxweynaha Puntland Deni Siciid Cabdullaahi Deni [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-19T08:30:27+00:00","article_modified_time":"2024-05-19T20:52:11+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/","name":"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png","datePublished":"2024-05-19T08:30:27+00:00","dateModified":"2024-05-19T20:52:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/800px-Flag_of_Puntland.svg_.png","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-puntland-oo-dhimasho-iyo-dhaawac-ku-noqday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180841"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180843,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180841\/revisions\/180843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173261"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}