{"id":180865,"date":"2024-05-20T11:26:46","date_gmt":"2024-05-20T08:26:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180865"},"modified":"2024-05-20T17:41:26","modified_gmt":"2024-05-20T14:41:26","slug":"madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-180859\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"559\" height=\"372\" \/><\/p>\n<p>Warbaahinta Iran ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha Iran Ibrahim Ra\u2019iisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay ay dhammaan ku dhinteen, shil diyaarad hellikobter ah oo xalay ka dhacay buuralleyda u dhaxeysa gobolka Bariga Azerbaijan ee dalka Iran.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Iran oo ka gaabsaday in magacooda lasoo xigto, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay geerida Ra\u2019iisi iyo madaxdii kale ee Dowladda Iran ee la saarnaa diyaaradda hellikobterka ah.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Raisi, wasiirka arrimaha dibadda iyo dhammaan rakaabki la socday kulligood waxay ku dhinteen shilka\u201d ayuu yiri sarkaalka la hadlay Reuters, ee codsaday in aanan la magac-dhabin sababo la xiriira warkaan oo ah mid xasaasi ah.<\/p>\n<p>Wakaaladda wararka Iran ee Mehr ayaa sidoo kale xaqiijisay dhimashada madaxweynaha, iyada oo qortay sidan \u201cdhammaan rakaabkii la socday hellikobterti wadday madaxweynaha Iran iyo wasiirkii arrimaha dibadda waa ay shahiideen\u201d.<\/p>\n<p>Goor sii horreysay oo saakay ah, warbaahinta dowladda Iran ayaa sheegay in diyaaraddii ay la socdeen madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda Hossein Amirabdollahian ay gabi ahaanba gubatay kaddib marki ay ku dul dhacday dhulka buuraleyda ah.<\/p>\n<p>Telafishanka qaranka Iran ayaa isna soo daayay sawirro muujinaya burburka iyo gubashada diyaaradda, isaga oo ku warramay in diyaaradda hellikobterka aheyd ay ku dhacday cirifka ugu sarreysa ee mid ka mid ah buuraha ay kusoo dul dhacday.<\/p>\n<p>Wakaaladda wararka Iran ee IRNA ayaa sheegtay in Ra\u2019iisi uu la socday diyaarad nuuca qummaatiga u kacda ah oo lagu sameeyay Mareykanka, nooceeduna ahaa Bell 212 helicopter.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-180866\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1791\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-scaled.jpeg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-300x210.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-1024x717.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-768x537.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-1536x1075.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-2048x1433.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-696x487.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-1068x747.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-600x420.jpeg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/OUIW7XP7KJNPFDU3C424TDGQ44-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Raisi, oo ahaa 63 jir ayaa xilka madaxtinimada Iran loo doortay sannadki 2021-ki, isla marki la dhaariyay wuxuu adkeeyay qawaaniinta anshaxa isaga oo kor kala socday olole dadka looga reebayay munkarka, kaas oo sababay bannaanbaxyo looga soo horjeestay dowladda.<\/p>\n<p>Wixi warar ah ee ku soo kordha dhimashada madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda Iran, halkaan ayaad kala socon doontaan, haddii uu ALLE idmo.<\/p>\n<p>VOA + Reuters<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Iran ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha Iran Ibrahim Ra\u2019iisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay ay dhammaan ku dhinteen, shil diyaarad hellikobter ah oo xalay ka dhacay buuralleyda u dhaxeysa gobolka Bariga Azerbaijan ee dalka Iran. Saraakiil ka tirsan Iran oo ka gaabsaday in magacooda lasoo xigto, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180865","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta Iran ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha Iran Ibrahim Ra\u2019iisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay ay dhammaan ku dhinteen, shil diyaarad hellikobter ah oo xalay ka dhacay buuralleyda u dhaxeysa gobolka Bariga Azerbaijan ee dalka Iran. Saraakiil ka tirsan Iran oo ka gaabsaday in magacooda lasoo xigto, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-20T08:26:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-20T14:41:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-20T08:26:46+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-20T14:41:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Warbaahinta Iran ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha Iran Ibrahim Ra\u2019iisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay ay dhammaan ku dhinteen, shil diyaarad hellikobter ah oo xalay ka dhacay buuralleyda u dhaxeysa gobolka Bariga Azerbaijan ee dalka Iran. Saraakiil ka tirsan Iran oo ka gaabsaday in magacooda lasoo xigto, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-20T08:26:46+00:00","article_modified_time":"2024-05-20T14:41:26+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/","name":"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg","datePublished":"2024-05-20T08:26:46+00:00","dateModified":"2024-05-20T14:41:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-1.jpeg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iran-wasiirkii-a-dibeda-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Iran Wasiirkii A\/dibeda oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180865"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180865"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180867,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180865\/revisions\/180867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180859"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}