{"id":180874,"date":"2024-05-21T23:33:21","date_gmt":"2024-05-21T20:33:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180874"},"modified":"2024-05-22T22:00:05","modified_gmt":"2024-05-22T19:00:05","slug":"sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/","title":{"rendered":"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180875\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee NISA oo tallaabo culus qaaday ayaa maanta isbeddel ku sameeyay hoggaanka hay\u2019adda Nabad-sugidda, isaga oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa Taliyaha Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Cabdifitaax fataax Shaaweeye, waxaana xilkaas horay u hayay Muxiyaddiin Warbac.<\/p>\n<p>Shaaweeye ayaa xilal kala duwan horay usoo qabtay, isaga oo soo noqda taliye ku xigeenka NISA ee gobolka Banaadir, marna soo qabtay xilka guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa Taliyaha Nabadsugida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loo magacaabay Cabdulqaadir Xaayow, waxaana xilkaas laga qaaday Gaashaanle Sare Xamdi oo dhowaan uun uu dalacsiiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xaayow wuxuu horay usoo noqday taliyaha Nabad-sgidda ee gobolka Shabeelaha Dhexe, sidoo kalena waxa kasoo shaqeeyay xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar<\/p>\n<p>Dhinaca kale Muxidiin Warbac oo isna labadii sano ee la soo dhaafay ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Kaaliyaha Amniga ee hey\u2019adda NISA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee NISA oo tallaabo culus qaaday ayaa maanta isbeddel ku sameeyay hoggaanka hay\u2019adda Nabad-sugidda, isaga oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis. Sanbaloolshe ayaa Taliyaha Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Cabdifitaax fataax Shaaweeye, waxaana xilkaas horay u hayay Muxiyaddiin Warbac. Shaaweeye ayaa xilal kala duwan horay usoo qabtay, isaga oo soo noqda taliye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha Guud ee NISA oo tallaabo culus qaaday ayaa maanta isbeddel ku sameeyay hoggaanka hay\u2019adda Nabad-sugidda, isaga oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis. Sanbaloolshe ayaa Taliyaha Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Cabdifitaax fataax Shaaweeye, waxaana xilkaas horay u hayay Muxiyaddiin Warbac. Shaaweeye ayaa xilal kala duwan horay usoo qabtay, isaga oo soo noqda taliye [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-21T20:33:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-22T19:00:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/\",\"name\":\"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-21T20:33:21+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-22T19:00:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday - Wardoon","og_description":"Agaasimaha Guud ee NISA oo tallaabo culus qaaday ayaa maanta isbeddel ku sameeyay hoggaanka hay\u2019adda Nabad-sugidda, isaga oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis. Sanbaloolshe ayaa Taliyaha Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Cabdifitaax fataax Shaaweeye, waxaana xilkaas horay u hayay Muxiyaddiin Warbac. Shaaweeye ayaa xilal kala duwan horay usoo qabtay, isaga oo soo noqda taliye [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-21T20:33:21+00:00","article_modified_time":"2024-05-22T19:00:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/","name":"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg","datePublished":"2024-05-21T20:33:21+00:00","dateModified":"2024-05-22T19:00:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024521638518835821092057.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-oo-saraakiil-fara-badan-xilka-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sanbalooshe oo saraakiil fara badan xilka qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180874"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180876,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180874\/revisions\/180876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180875"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}