{"id":180880,"date":"2024-05-22T22:08:03","date_gmt":"2024-05-22T19:08:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180880"},"modified":"2024-05-22T22:08:03","modified_gmt":"2024-05-22T19:08:03","slug":"xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Koox hubaysan ayaa waxay caawa magaalada Muqdisho ku dileen Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Koofur galbeed.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa la sheegay in dablayda ay oodda kaga qaadeen rasaas badan taasoo keentay inuu isla goobta ku geeriyoodo.<\/p>\n<p>Marxuunka la dilay ayaa la sheegay in maalmahaan dambe uu Magaalada Muqdisho u joogay howla shaqo, mana jirto illaa hadda cid sheegatay dilkiisa inkastoo falalka noocan ah looga bartay kooxda Al shabaab.<\/p>\n<p>Ma jiro illaa hadda war ku saabsan dilka xildhibaanka oo ka soo baxay laamaha amaanka dowlada Somalia iyo maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubaysan ayaa waxay caawa magaalada Muqdisho ku dileen Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Koofur galbeed. Xildhibaanka ayaa la sheegay in dablayda ay oodda kaga qaadeen rasaas badan taasoo keentay inuu isla goobta ku geeriyoodo. Marxuunka la dilay ayaa la sheegay in maalmahaan dambe uu Magaalada Muqdisho u joogay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Koox hubaysan ayaa waxay caawa magaalada Muqdisho ku dileen Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Koofur galbeed. Xildhibaanka ayaa la sheegay in dablayda ay oodda kaga qaadeen rasaas badan taasoo keentay inuu isla goobta ku geeriyoodo. Marxuunka la dilay ayaa la sheegay in maalmahaan dambe uu Magaalada Muqdisho u joogay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-22T19:08:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"306\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"614\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"name\":\"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp\",\"datePublished\":\"2024-05-22T19:08:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp\",\"width\":306,\"height\":614},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Koox hubaysan ayaa waxay caawa magaalada Muqdisho ku dileen Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Koofur galbeed. Xildhibaanka ayaa la sheegay in dablayda ay oodda kaga qaadeen rasaas badan taasoo keentay inuu isla goobta ku geeriyoodo. Marxuunka la dilay ayaa la sheegay in maalmahaan dambe uu Magaalada Muqdisho u joogay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-22T19:08:03+00:00","og_image":[{"width":306,"height":614,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/","name":"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp","datePublished":"2024-05-22T19:08:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026806_466458226034639_4254515854128621606_n.webp","width":306,"height":614},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibraabim-cabdi-cabdiraxmaan-oo-goor-dhow-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo goor dhow lagu dilay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180880"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180882,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180880\/revisions\/180882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180881"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}