{"id":180887,"date":"2024-05-23T11:08:22","date_gmt":"2024-05-23T08:08:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180887"},"modified":"2024-05-23T11:08:22","modified_gmt":"2024-05-23T08:08:22","slug":"ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/","title":{"rendered":"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180888\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka u tababaran iyo ciidanka deegaanka uu ka dhacay degmada Ceel-baraf ee gobolkaasi, kaas oo ay kasoo baxayaan warar kala duwan.<\/p>\n<p>Ilo wareeydo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in ciidamada Danab oo ka baxay Jowhar, kuna sii jeeday dhanka Hiiraan ay isku dhaceen maleeshiyaadka deegaanka ee ku sugan degmadaas, waxaana labada dhinac dhex-maray iska hor imaad toos ah.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka degmada Ceel-baraf Abuukar Axmed Cabdulle oo la hadlay Idaacadsa Kulmiye ayaa ka warbixiyay dagaalkaasi, wuxuuna eedeyn u jeediyay ciidanka Danab.<\/p>\n<p>Abuukar ayaa sheegay in ciidamo watay gawaari shacab, afkana u duuban yahay ay soo galeen gudaha magaalada, kadibna ay dhibaato xoogan ka gaysteen, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cDegmada Ceel-baraf waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan xalay maqribkii ciidan hubeysan oo ku labisan dareeska ciidanka oo wata gaadiid shacab oo gafuurada u duuban yihiin ayaa meesha waxa ay ka sameeyeen fowdo iyo qalqal-gelim amni\u201d ayuu yiri Abuukar Axmed Cabdulle.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ciidamada ay isku dayeen inay qoryaha ka furtaan dhalinyaro deegaanka ah oo ku jira Macawiisleyda, balse ay iska difaacee.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu ku eedeeyay inay argagixin ku sameeyeen shacabka degmada, inta ay ku sugnaayeen gudaha Ceel-baraf oo kamid ah magaalooyinkii laga xoreeyay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cMeesha dhibaato ayaa ka dhacday oo israaseyn ayaa ka dhacday argagixin ayay shacabka u gaysteen illaa iyo hadda habtooda iyo meesha ay ka yimaadeen cid garaneyso ma jirto\u201d ayuu sii raaciyay guddoomiyuhu.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in haatan ay wadaan baaris, isla markaana wixii kasoo baxa ay ka wadaagi doonaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kalena ay doonayaan in lala xisaabtamo ciidankii ka dambeeyay falkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka u tababaran iyo ciidanka deegaanka uu ka dhacay degmada Ceel-baraf ee gobolkaasi, kaas oo ay kasoo baxayaan warar kala duwan. Ilo wareeydo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in ciidamada Danab oo ka baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka u tababaran iyo ciidanka deegaanka uu ka dhacay degmada Ceel-baraf ee gobolkaasi, kaas oo ay kasoo baxayaan warar kala duwan. Ilo wareeydo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in ciidamada Danab oo ka baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-23T08:08:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/\",\"name\":\"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-23T08:08:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka u tababaran iyo ciidanka deegaanka uu ka dhacay degmada Ceel-baraf ee gobolkaasi, kaas oo ay kasoo baxayaan warar kala duwan. Ilo wareeydo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in ciidamada Danab oo ka baxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-23T08:08:22+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/","name":"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg","datePublished":"2024-05-23T08:08:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/109745502_dc7efac1-988b-43d6-a25d-893e5750c274.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-danab-iyo-kuwa-macawiisleyda-oo-isku-farasaaray-ceel-baraf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Danab iyo kuwa Macawiisleyda oo isku farasaaray Ceel-baraf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180887"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180889,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180887\/revisions\/180889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180888"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}