{"id":180893,"date":"2024-05-24T12:56:18","date_gmt":"2024-05-24T09:56:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180893"},"modified":"2024-05-24T12:56:18","modified_gmt":"2024-05-24T09:56:18","slug":"daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180894\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png\" alt=\"\" width=\"1400\" height=\"1030\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png 1400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-300x221.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-1024x753.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-768x565.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-696x512.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-1068x786.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-571x420.png 571w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1400px) 100vw, 1400px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo dhowaan ka hadlay magaalada Garoowe ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda kale ee maamul goboleedyada dalka ooh adda la rumeysan yahay inuu khilaaf kala dhaxeyeo.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa saaxiibadiisii hore ku eedeeyey madaxda dawlad goboleedyada koonfurta in ay doonayaan waqti kororsi ay xafiiska ku sii joogaan, kaas oo ay kala shaqaynayso dawladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cState hebel markaan doorasho ma galayee hal sano ayaan siiyey, labo sano ayaan siiyey, saan ayaan yeellayaa, waxay la micno tahay, sharciyadda oo burburtay oo dadkiina iska daawanayaan,\u201d ayuu yiri madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa mar uu ka hadlayey arimaha siyaasadda Soomaaliya waxaa uu sheegay inaan xoog laysku muquunin karin taas badalkeeda Puntland ay diyaar u tahay garnaqsi iyo in ay cadayso waxa ay diidan tahay.<\/p>\n<p>\u201cLa isma muquunin karo, la ismana dardari karo, dalkaan meesha uu aadayo ha laga wada hadlo, Puntland waxay diyaar u tahay garnaqsi,\u201d ayuu madaxweynaha ku sheegay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu ka jeediyey xiritaankii shirka jiheynta xukuumadda fowladda Puntland.<\/p>\n<p>\u201cSoomaalinimada cidna uga cararimayno, cidda khaldan baan qabanaynaa hadii Alle idmo, garab istaaga dadkeenna Soomaaliyeedna hore ayeenu usii wadaynaa,\u201c ayuu hadalkiisa sii raaciyey madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ka qaybgalin shirarka golaha wadatashiga qaran, waxayna sheegtay inay diidan tahay wax ka badelka dastuurka iyo siyaasadda dawladda federaalka Soomaaliya, iyadoo madaxda dawladda federaalka ay ku celcelinayaan inaan loo joojinayn taas oo sii xoojisay khilaafka labada dhinac.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo muuqaalka<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F409801848689432%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo dhowaan ka hadlay magaalada Garoowe ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda kale ee maamul goboleedyada dalka ooh adda la rumeysan yahay inuu khilaaf kala dhaxeyeo. Saciid Deni ayaa saaxiibadiisii hore ku eedeeyey madaxda dawlad goboleedyada koonfurta in ay doonayaan waqti kororsi ay xafiiska ku sii joogaan, kaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180894,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo dhowaan ka hadlay magaalada Garoowe ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda kale ee maamul goboleedyada dalka ooh adda la rumeysan yahay inuu khilaaf kala dhaxeyeo. Saciid Deni ayaa saaxiibadiisii hore ku eedeeyey madaxda dawlad goboleedyada koonfurta in ay doonayaan waqti kororsi ay xafiiska ku sii joogaan, kaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-24T09:56:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1030\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/\",\"name\":\"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png\",\"datePublished\":\"2024-05-24T09:56:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png\",\"width\":1400,\"height\":1030},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo dhowaan ka hadlay magaalada Garoowe ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda kale ee maamul goboleedyada dalka ooh adda la rumeysan yahay inuu khilaaf kala dhaxeyeo. Saciid Deni ayaa saaxiibadiisii hore ku eedeeyey madaxda dawlad goboleedyada koonfurta in ay doonayaan waqti kororsi ay xafiiska ku sii joogaan, kaas oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-24T09:56:18+00:00","og_image":[{"width":1400,"height":1030,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/","name":"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png","datePublished":"2024-05-24T09:56:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-24-at-10.55.04.png","width":1400,"height":1030},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weerar-ku-qaaday-madaxda-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Deni oo weerar ku qaaday madaxda maamul goboleedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180893"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180895,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180893\/revisions\/180895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180894"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}