{"id":180903,"date":"2024-05-25T12:54:52","date_gmt":"2024-05-25T09:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180903"},"modified":"2024-05-26T11:36:31","modified_gmt":"2024-05-26T08:36:31","slug":"daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180904\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png\" alt=\"\" width=\"1248\" height=\"1242\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png 1248w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-300x300.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-1024x1019.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-768x764.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-696x693.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-1068x1063.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38-422x420.png 422w\" sizes=\"(max-width: 1248px) 100vw, 1248px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah go\u2019aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwadii musuq maasuqa ee loo heystay mas\u2019uuliyiin ay ku jiraan agaasimayashii hore ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga iy qaar kamid Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada iyo Hey\u2019adda Socdaalka.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa ku dhowaaqday in wax dambe ah lagu waayay agaasimeyaashii hore ee hay\u2019adda Socdaalka Jinsiyadda Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo haatan maqane ah .<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa isna dambi lagu waayay Muxudiin Xasan Jurus (Saabey) oo ahaa Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga oo isna maqane ah, sida ay ku dhawaaqday maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Saddexdan mas\u2019uul oo dhammaantood dalka isaga baxay kadib eedeyntaan musuq ee loo jeediyay ayaa la fasaxay maanta, sida uu ku dhowaaqay guddoomiyaha maxkamadda, maadaama lagu waayay dhammaan eedeymihii cuslaa ee loo soo jeediyay<\/p>\n<p>Dhinaca kale maxkamadda ayaa xukuno kala duwan oo xabsi ah ku ridday saraakiil kale oo ka kala tirsan hay\u2019adda socdaalka iyo wasaaradda maaliyadda oo lagu helay dambiga lagu soo eedeeyay, waxaana kamid ah:-<\/p>\n<p>1-Maxamed Ibraahim Axmed oo maqane ah waxay ku xukuntay 4 sano oo xarig ah<\/p>\n<p>2-Cabdiraxmaan Maxamed Cali Caadle 4 sano oo xarig ah iyo inuuna qaban karin xafiis dowladeed si joogto ah.<\/p>\n<p>Guddoomiye Saalax ayaa ugu dambeyntii shaaca ka qaaday in ciddii aan ku qanacsaneyn go\u2019aankan uu u furan yahay racfaab muddo ku siman 30 cisho.<br \/>\n\u201cXukunkan ciddii aan ku qancin waxaa u furay racfaan\u201d ayuu yiri guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1597316684395465%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah go\u2019aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwadii musuq maasuqa ee loo heystay mas\u2019uuliyiin ay ku jiraan agaasimayashii hore ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga iy qaar kamid Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada iyo Hey\u2019adda Socdaalka. Maxkamadda ayaa ku dhowaaqday in wax dambe ah lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah go\u2019aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwadii musuq maasuqa ee loo heystay mas\u2019uuliyiin ay ku jiraan agaasimayashii hore ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga iy qaar kamid Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada iyo Hey\u2019adda Socdaalka. Maxkamadda ayaa ku dhowaaqday in wax dambe ah lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-25T09:54:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-26T08:36:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1248\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png\",\"datePublished\":\"2024-05-25T09:54:52+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-26T08:36:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png\",\"width\":1248,\"height\":1242},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah go\u2019aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwadii musuq maasuqa ee loo heystay mas\u2019uuliyiin ay ku jiraan agaasimayashii hore ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga iy qaar kamid Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada iyo Hey\u2019adda Socdaalka. Maxkamadda ayaa ku dhowaaqday in wax dambe ah lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-25T09:54:52+00:00","article_modified_time":"2024-05-26T08:36:31+00:00","og_image":[{"width":1248,"height":1242,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/","name":"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png","datePublished":"2024-05-25T09:54:52+00:00","dateModified":"2024-05-26T08:36:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-25-at-10.53.38.png","width":1248,"height":1242},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koofi-cabdul-iyo-saabey-oo-dambi-lagu-waayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Koofi, Cabdul iyo Saabey oo dambi lagu waayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180903"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180905,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180903\/revisions\/180905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180904"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}