{"id":180909,"date":"2024-05-26T11:56:17","date_gmt":"2024-05-26T08:56:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180909"},"modified":"2024-05-27T11:29:09","modified_gmt":"2024-05-27T08:29:09","slug":"josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/","title":{"rendered":"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-180910\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg 1440w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa sheegay in Midowga Yurub uu wajahayo doorasho adag, oo ku aaddan in ay kala doortaan taageerada hay\u2019adaha caalamiga ah amaba taageeradooda Israel.<\/p>\n<p>Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in dalalka xubnaha ka ah ururka looga baahan yahay in ay qeexaan mowqifkooda kaga aaddan amarka ka soo baxay Maxkamadda Cadddaaladda Caalamiga ah ee Israel lagu faray in ay joojiso weerarka ballaaran ee deegaanka Rafah ee koonfurta Marinka Gaza.<\/p>\n<p>\u201cWaa inaan kala dooranaa taageeradayada hay\u2019adaha caalamiga ah iyo sharciga ama taageerada aan siino Israel. Waxay noqon doonaan kuwo aad u adag in la is waafajiyo,\u201d ayuu yiri Josep Borrell.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay kulan uu kaga qaybgalay Magaalada Florence ee dalkaasi Talyaaniga ayaa wuxuu yiri \u201cAan aragno tallaabada uu Midowga Yurub ka qaadi doono go\u2019aanka ka soo baxay Maxkamadda ICJ, kaas oo noqon doono mowqifkayaga.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dalalka Midowga Yurub ay horaan ku kala qaybsameen, marka ay noqoto jawaabcelintooda duulaanka Israel ee Marinka Gaza.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiray khilaaf aad u qoto dheer oo ka dhashay go\u2019aan qaadashada dalalka Midowga Yurub ee dagaalka Gaza. Hadda waxaan joognaa inaan kala doorano taageerada hay\u2019adaha caalamiga ah amaba taageeradayada Israel,\u201d ayuu yiri Josep Borrell.<\/p>\n<p>Borrell ayaa ku baaqay in wax laga bedelo habraaca go\u2019aamada Midowga Yurub ee siyaasadda arrimaha dibadda, taas oo u baahan in si wadajir ah loo taageero dhammaan 27 hoggaamiye amaba aqlabiyaddooda.<\/p>\n<p>Hungary ayaa dhawaan si gaar ah u hakisay hindiseyaal muhiim ah, oo dalal badan oo ka tirsan Midowga Yurub ay ku doonayeen inay uga jawaabaan dagaalka, oo ay ku jiraan in Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu lagu khasbo in uu joojiyo duulaanka Rafah iyo cunaqabateyno ka dhan ah Israeliyiinta xagjirka ah ee rabshadaha ka wada dhulka ay Israel deegaameynta ka sameysay ee Daanta Galbeed ee dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Hungary ayaa saameeyay aqlabiyadda, waana sababta uu Josep Borrell u soo jeediyay in wax ka bedel lagu sameeyo habraacii ay muddada dheer ku dhaqmayeen ee siyaasaddooda arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Kororka dhimashada iyo dhaawaca faraha badan ee shacabka Falastiiniyiinta ee sida tooska ah looga daawanayo barraha bulshada ayaa soo dedejisay in ay baraarugaan bulshada Qaaradda Yurub, taas oo dowladahooda ku riixday in ay dib u eegaan xiriirka ay la leeyihiin Israel.<\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaasha reer galbeedka qaarkood ayaa ka careysan, sida ay israel uga dhego fureysaneyso baaqyada Midowga Yurub, Mareykanka iyo Qaramada Midoobey ee looga dalbanayo inaysan ciidamadeedu beegsan dadka aan waxba galabsan iyo kaabeyaasha rayidka, isla-markaana ay fasaxdo gargaarka aadka loogu baahan yahay.<\/p>\n<p>Bulshada reer Yurub ayaa barraha bulshada kaga falcelinaya baaqa ka soo yeeray Borrell, iyadoona aad arki karto, sida hadalkiisa uu ugu kordhiyay carradii ay markii horeba u qabeen Israel. Carrada dadka qaaradda ayaa qayb ka ah carrada caalamiga ah ee ka dhalatay duulaanka Israel ee Marinka Gaza.<\/p>\n<p>Israel iyo inta badan dalalka caalamka ayaa horey ugu kala fogaaday dhiigga ay gacmaha kula jiraan, waxaana hadda cad in ay kala furfuranayaan reer Yurub.<\/p>\n<p>Arbacadii, Dowladaha Norway, Spain iyo Ireland ayaa ku dhawaaqay inay si rasmi ah 28-ka bishan u aqoonsanayaan Dowladda Falastiin.<\/p>\n<p>Dilalka aan aan kala sooca lahayn ee ay Ciidamada Israel ka gaysanayaan Marinka Gaza ayaa horseeday in Tel Aviv ay mucaaradad xoog leh kala kulanto shacabka Mareykanka. Mareykanka ayaa muddo dheer ahaa dalka ugu weyn xulafada reer galbeedka ee taageera Israel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa sheegay in Midowga Yurub uu wajahayo doorasho adag, oo ku aaddan in ay kala doortaan taageerada hay\u2019adaha caalamiga ah amaba taageeradooda Israel. Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in dalalka xubnaha ka ah ururka looga baahan yahay in ay qeexaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; &nbsp; Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa sheegay in Midowga Yurub uu wajahayo doorasho adag, oo ku aaddan in ay kala doortaan taageerada hay\u2019adaha caalamiga ah amaba taageeradooda Israel. Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in dalalka xubnaha ka ah ururka looga baahan yahay in ay qeexaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-26T08:56:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-27T08:29:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/\",\"name\":\"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-26T08:56:17+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-27T08:29:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg\",\"width\":1440,\"height\":960,\"caption\":\"European Union High Representative for Foreign Affairs and Security Policy Josep Borrell speaks during a joint press conference with Guatemalan President-elect in Guatemala City on January 13, 2024. Bernardo Arevalo is due to be sworn in on January 14 as Guatemala's president after warding off months of judicial machinations to block him from office after his vow to clamp down on deep-rooted corruption. (Photo by Johan ORDONEZ \/ AFP)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel - Wardoon","og_description":"&nbsp; &nbsp; Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa sheegay in Midowga Yurub uu wajahayo doorasho adag, oo ku aaddan in ay kala doortaan taageerada hay\u2019adaha caalamiga ah amaba taageeradooda Israel. Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in dalalka xubnaha ka ah ururka looga baahan yahay in ay qeexaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-26T08:56:17+00:00","article_modified_time":"2024-05-27T08:29:09+00:00","og_image":[{"width":1440,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/","name":"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg","datePublished":"2024-05-26T08:56:17+00:00","dateModified":"2024-05-27T08:29:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/f5c8f95_5327470-01-06.jpeg","width":1440,"height":960,"caption":"European Union High Representative for Foreign Affairs and Security Policy Josep Borrell speaks during a joint press conference with Guatemalan President-elect in Guatemala City on January 13, 2024. Bernardo Arevalo is due to be sworn in on January 14 as Guatemala's president after warding off months of judicial machinations to block him from office after his vow to clamp down on deep-rooted corruption. (Photo by Johan ORDONEZ \/ AFP)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/josep-borrell-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-israel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Josep Borrell oo weerar afka ah ku qaaday Israel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180909"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180911,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180909\/revisions\/180911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180910"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}