{"id":180912,"date":"2024-05-27T11:32:12","date_gmt":"2024-05-27T08:32:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180912"},"modified":"2024-05-27T11:32:12","modified_gmt":"2024-05-27T08:32:12","slug":"wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/","title":{"rendered":"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180913\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109-300x172.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in la dhiso goleyaasha deegaanka ee dhiman, lana qabto doorashada 3-da degmo ee dhiman.<\/p>\n<p>Wasiir Juxa oo ka hadlayey kulan looga doodayey jihaynta barnaamijka dawladda iyo dhamaystirka geedi socodka dimuqraadiyadda dowladda Puntland ayaa sheegay in guddiga doorashada ee PEC looga baahan yahay inay ku dhawaaqaan waqtiga kama danbaysta ah ee doorashada la qabanayo.<\/p>\n<p>Wasiir Juxa ayaa intaa ku daray in degmada Garoowe aysan u baahnayn diiwaangalin cusub islamarkaana ay dad ku filan ay iska diiwaangaliyeen, isagoo sheegay inaan dhaqaale iyo waqti loo hayn diiwaangalin cusub.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Magaalada Garoowe waxay ka cod badan tahay marka la isugeeyo gobolka Sanaag, gobolka Haylaan, gobolka Raascasayr iyo gobolka Karkaar oo laga reebay magalada Qardho, intaas oo ah 17 degmo ayey ka cod badan tahay\u201d ayuu yiri wasiir Juxa.<\/p>\n<p>Wasiir Juxa ayaa bulshada iyo xisbiyada siyaasadda ugu baaqay inay u diyaar garooban qabashada doorashada degmooyinka dhiman ee Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan oo ka tirsan gobolka Nugaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in la dhiso goleyaasha deegaanka ee dhiman, lana qabto doorashada 3-da degmo ee dhiman. Wasiir Juxa oo ka hadlayey kulan looga doodayey jihaynta barnaamijka dawladda iyo dhamaystirka geedi socodka dimuqraadiyadda dowladda Puntland ayaa sheegay in guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180913,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in la dhiso goleyaasha deegaanka ee dhiman, lana qabto doorashada 3-da degmo ee dhiman. Wasiir Juxa oo ka hadlayey kulan looga doodayey jihaynta barnaamijka dawladda iyo dhamaystirka geedi socodka dimuqraadiyadda dowladda Puntland ayaa sheegay in guddiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-27T08:32:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/\",\"name\":\"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-27T08:32:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg\",\"width\":660,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in la dhiso goleyaasha deegaanka ee dhiman, lana qabto doorashada 3-da degmo ee dhiman. Wasiir Juxa oo ka hadlayey kulan looga doodayey jihaynta barnaamijka dawladda iyo dhamaystirka geedi socodka dimuqraadiyadda dowladda Puntland ayaa sheegay in guddiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-27T08:32:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":378,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/","name":"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg","datePublished":"2024-05-27T08:32:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2023525638205976835868109.jpeg","width":660,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-juxa-oo-shaaciyay-in-puntland-aysan-heysan-dhaqaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Juxa oo Shaaciyay in Puntland aysan heysan dhaqaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180912"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180914,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180912\/revisions\/180914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180913"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}