{"id":180929,"date":"2024-05-27T12:06:18","date_gmt":"2024-05-27T09:06:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180929"},"modified":"2024-05-27T12:07:01","modified_gmt":"2024-05-27T09:07:01","slug":"daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/","title":{"rendered":"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180930\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png\" alt=\"\" width=\"1624\" height=\"1086\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png 1624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-300x201.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-1024x685.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-768x514.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-1536x1027.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-696x465.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-1068x714.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59-628x420.png 628w\" sizes=\"(max-width: 1624px) 100vw, 1624px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo xaflad uga qeyb galay degmada cusub ee Gubadley ayaa u jawaabay Xildhibaan Yuusuf Dhegey Ugaas oo habeeno ka hor sheegay in aqoonsiga la siiyey degmada Daarusalaam uu uga dhiganyahay inuu helay degmadii uu doorashada ka soo geli lahaa.<\/p>\n<p>Xaadoole ayaa sheegay in maalmahaan uu ka maqnaa Muqdisho, balse intii uu maqnaa uu hadlay Xildhibaan is xijiyey degmada Daarusalaam oo Xaadoole uu magaceeda ku sheegay Ratiweyne oo ah xaafad ka mid ah degmadaas dhowaan la aqoonsaday.<\/p>\n<p>\u201cHadalka xildhibaankaas inaan ka jawaabo ma rabin, laakiin hadana waxaan metelaa dadkii isoo doortay, aniga kursigeyga degmo kasta oo Muqdisho ka tirsan ayaa deegaan doorashadiisa ah, Mudulood hadii baari uu ahaan jiray hadda waxaa soo baxday dhalinyaro aad ugu xiran Socail Media-ha ee yeysan idin kala dafin,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Xaadoole.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay inay dhibtay kelmeda ah \u201cXamar yaa leh\u201d isagoo dalbaday in dadka la soo wado oo la tuso daafaha Muqdisho sida loo degan yahay, si ay u ogaadaan cidda Xamar iska leh.<\/p>\n<p>Xildhibaan Xaadoole oo sii hadlaayey ayaa sheegay in xadgudub iyo war xumo tashiil uusan ogoleyn, balse uu jeclaan lahaa in la is xushmeeyo, \u201cYaan cidna lagu xad gudbin, laakiin hala xisaabtamo, Xasan Sheekh oo madaxweyne Soomaaliyeed ah, ma ahan in xuquuqda Mudulood ay dartiis u lunto,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Gubadley ayaa caawa qabtay munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxda Qaranka, maadaama dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Gubadley u aqoonsaday degmo rasmi ah oo ka tirsan gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, Odayaal dhaqan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabadda mahadcelinta aheyd ee caawa lagu qabtay degmada Gubadley.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F1006552064359063%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo xaflad uga qeyb galay degmada cusub ee Gubadley ayaa u jawaabay Xildhibaan Yuusuf Dhegey Ugaas oo habeeno ka hor sheegay in aqoonsiga la siiyey degmada Daarusalaam uu uga dhiganyahay inuu helay degmadii uu doorashada ka soo geli lahaa. Xaadoole ayaa sheegay in maalmahaan uu ka maqnaa Muqdisho, balse intii uu maqnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180929","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo xaflad uga qeyb galay degmada cusub ee Gubadley ayaa u jawaabay Xildhibaan Yuusuf Dhegey Ugaas oo habeeno ka hor sheegay in aqoonsiga la siiyey degmada Daarusalaam uu uga dhiganyahay inuu helay degmadii uu doorashada ka soo geli lahaa. Xaadoole ayaa sheegay in maalmahaan uu ka maqnaa Muqdisho, balse intii uu maqnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-27T09:06:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-27T09:07:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1086\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/\",\"name\":\"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png\",\"datePublished\":\"2024-05-27T09:06:18+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-27T09:07:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png\",\"width\":1624,\"height\":1086},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo xaflad uga qeyb galay degmada cusub ee Gubadley ayaa u jawaabay Xildhibaan Yuusuf Dhegey Ugaas oo habeeno ka hor sheegay in aqoonsiga la siiyey degmada Daarusalaam uu uga dhiganyahay inuu helay degmadii uu doorashada ka soo geli lahaa. Xaadoole ayaa sheegay in maalmahaan uu ka maqnaa Muqdisho, balse intii uu maqnaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-27T09:06:18+00:00","article_modified_time":"2024-05-27T09:07:01+00:00","og_image":[{"width":1624,"height":1086,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/","name":"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png","datePublished":"2024-05-27T09:06:18+00:00","dateModified":"2024-05-27T09:07:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-27-at-10.02.59.png","width":1624,"height":1086},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaadoole-oo-si-adag-uga-hadlay-qadiyada-daaru-salam\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xildhibaan Xaadoole oo si adag uga hadlay qadiyada Daaru-Salam"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180929"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180931,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180929\/revisions\/180931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180930"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}