{"id":180935,"date":"2024-05-28T11:24:00","date_gmt":"2024-05-28T08:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180935"},"modified":"2024-05-28T11:24:00","modified_gmt":"2024-05-28T08:24:00","slug":"firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/","title":{"rendered":"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hogggaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa sheegay, dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka doonayaan in maamulkooda uu ka baxo kumeel gaarnimada ayna siiyaan sharciyad buuxda, si buu yiri loogu quus gooyo maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Khaatumo ayaa sheegay, jiritaanka maamulkiisa in uu muhiimad weyn u leeyahay isku haynta dalka, iyo in laga hortago sida uu sheegay damaca Somaliland ee ku aaddan kala goynta dalka.<\/p>\n<p>\u201cDowladda federaalka ah waxaanu la galnay wada hadal, uu kasoo baxay war murtiyeed. Waxaan isla meel dhignay in masuuliyadda dhankayaga jirta aan dhameystiridoono, dowladda federaalka ahna laga doonayo in ay kasoo baxdo waajibaadkeeda dastuuriga ah,\u201d ayuu yiri Firdhiye.<\/p>\n<p>Hoggaaiyaha SSC ayaa u sheegay dowladda federaalka inay ka doonayaan inay wax ka difaacaan jiritaanka maamulkooda, si aan dalka loo kala jarin. Wuxuu sheegay in har iyo habeen ay difaac kaga jiraan koox uu sheegay inay doonayaan inay wiiqaan midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Khaatumo ayaa hadalkaan ka sheegay, isagoo la hadlayay jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogggaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa sheegay, dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka doonayaan in maamulkooda uu ka baxo kumeel gaarnimada ayna siiyaan sharciyad buuxda, si buu yiri loogu quus gooyo maamulka Somaliland. Hoggaamiyaha Khaatumo ayaa sheegay, jiritaanka maamulkiisa in uu muhiimad weyn u leeyahay isku haynta dalka, iyo in laga hortago [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogggaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa sheegay, dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka doonayaan in maamulkooda uu ka baxo kumeel gaarnimada ayna siiyaan sharciyad buuxda, si buu yiri loogu quus gooyo maamulka Somaliland. Hoggaamiyaha Khaatumo ayaa sheegay, jiritaanka maamulkiisa in uu muhiimad weyn u leeyahay isku haynta dalka, iyo in laga hortago [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-28T08:24:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/\",\"name\":\"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-28T08:24:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg\",\"width\":660,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa - Wardoon","og_description":"Hogggaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa sheegay, dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka doonayaan in maamulkooda uu ka baxo kumeel gaarnimada ayna siiyaan sharciyad buuxda, si buu yiri loogu quus gooyo maamulka Somaliland. Hoggaamiyaha Khaatumo ayaa sheegay, jiritaanka maamulkiisa in uu muhiimad weyn u leeyahay isku haynta dalka, iyo in laga hortago [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-28T08:24:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/","name":"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg","datePublished":"2024-05-28T08:24:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024528638524579909879092.jpeg","width":660,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-dowladda-federaalka-waxaan-ka-doonaynaa-aqoonsi-buuxa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180935"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180937,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180935\/revisions\/180937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180936"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}