{"id":180945,"date":"2024-05-29T13:08:21","date_gmt":"2024-05-29T10:08:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180945"},"modified":"2024-05-29T13:08:45","modified_gmt":"2024-05-29T10:08:45","slug":"gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/","title":{"rendered":"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180946\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026983_970777967763645_2091410107664122138_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026983_970777967763645_2091410107664122138_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026983_970777967763645_2091410107664122138_n-169x300.jpeg 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026983_970777967763645_2091410107664122138_n-576x1024.jpeg 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026983_970777967763645_2091410107664122138_n-696x1237.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/445026983_970777967763645_2091410107664122138_n-236x420.jpeg 236w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Ciidamada Booliska Soomaaliya, qaybta Galmudug ayaa maanta soo xiray gabar lagu magacaabo Fardowso Cabdi Xuseen oo maalmo kahor iska soo duubtay muuqaal ay soo dhigtay baraha bulshada, iyada oo u gefeysa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Gabdhan dhalinyarada ah ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo, ayada oo boolisku uu faafiyay sawirradeeda.<\/p>\n<p>Fardowso ayaa muuqaalka ay iska duubtay si aad ah ugu dhaleecaysay xarigga loo geestay dhowaan wiilal iyo gabdho loo xiray faafinta dhaqan xumo iyo hadallo kicin bulsho ah oo ay barta Tiktok-ga isku dhaafsadeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay gabadhan hanjabaad toos ah u dirtay madaxweyne Xasan Sheekh oo ay ugu goodisay haddii uu yimaado magaalada Wisil oo ay sheegay inay ku sugnayd, balse maanta ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla Gaalkacyo.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Booliiska Soomaaliyeed waa ilaaliyaha sharciga dalka iyo muwaaddiniinta Soomaaliyeed wuxuuna markasta qeyb ka yahay horumarka bulshada Soomaaliyeed\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay booliska.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lasii raaciyay \u201cSidaas darteed waxaan bulshadeenna sharafta badan laga codsanayaa in ay ilaaliyaan sharafkooda kana dheeraadaan wax kasta oo keeni kara anshax xumada, qabyaaladda, kicinta dadweynaha IWM\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn booliska Galmudug ayaa farriin u diray shacabka deegaanadaasi, wuxuuna ka dalbaday inay kala shaqeeyaan nabad-gelyada iyo horumarka deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cBulshada reer Galmudug waxaan ka codsaneynaa in ay la shaqeeeyaan Taliska Ciidanka Boliska Galmudug\u201d ayaa lagu yiri war kasoo baxay Taliska Ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Xabsiyada waxaa haatan ku jira dadkii ugu badnaa oo loo haysto anshax xumo iyo isku dirka beelaha ku faafinayeen baraha bulshada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshiriye.macalingaab%2Fvideos%2F1144408603378967%2F&amp;show_text=false&amp;width=267&amp;t=0\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Soomaaliya, qaybta Galmudug ayaa maanta soo xiray gabar lagu magacaabo Fardowso Cabdi Xuseen oo maalmo kahor iska soo duubtay muuqaal ay soo dhigtay baraha bulshada, iyada oo u gefeysa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Gabdhan dhalinyarada ah ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo, ayada oo boolisku uu faafiyay sawirradeeda. Fardowso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliska Soomaaliya, qaybta Galmudug ayaa maanta soo xiray gabar lagu magacaabo Fardowso Cabdi Xuseen oo maalmo kahor iska soo duubtay muuqaal ay soo dhigtay baraha bulshada, iyada oo u gefeysa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Gabdhan dhalinyarada ah ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo, ayada oo boolisku uu faafiyay sawirradeeda. Fardowso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-29T10:08:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-29T10:08:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"910\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"966\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/\",\"name\":\"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png\",\"datePublished\":\"2024-05-29T10:08:21+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-29T10:08:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png\",\"width\":910,\"height\":966},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliska Soomaaliya, qaybta Galmudug ayaa maanta soo xiray gabar lagu magacaabo Fardowso Cabdi Xuseen oo maalmo kahor iska soo duubtay muuqaal ay soo dhigtay baraha bulshada, iyada oo u gefeysa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Gabdhan dhalinyarada ah ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo, ayada oo boolisku uu faafiyay sawirradeeda. Fardowso [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-29T10:08:21+00:00","article_modified_time":"2024-05-29T10:08:45+00:00","og_image":[{"width":910,"height":966,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/","name":"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png","datePublished":"2024-05-29T10:08:21+00:00","dateModified":"2024-05-29T10:08:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-29-at-11.07.03.png","width":910,"height":966},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-u-geftay-madaxweyne-xasan-oo-laga-xiray-mudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabar u geftay madaxweyne Xasan oo laga xiray Mudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180945"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180945"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180949,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180945\/revisions\/180949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}