{"id":181035,"date":"2024-06-08T11:46:36","date_gmt":"2024-06-08T08:46:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181035"},"modified":"2024-06-09T11:59:55","modified_gmt":"2024-06-09T08:59:55","slug":"fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/","title":{"rendered":"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181036\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"342\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo markale ka hadlay guusha taariikhiga aheyd ee Soomaaliya gaartay Khamiistii ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo bilowday ololaha kursigan.<\/p>\n<p>Fiqi ayaa sheegay in codsiga kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ku guuleysatay ay dowladda Xasan Sheekh gudbisay codsigiisa sanadkii 2022-ka, kaas oo keenay guusha Khamiistii la gaaray.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in codsigii kursigan ee dowladdii hore ee madaxweyne Farmaajo gudbisay 2018-kii la siiyay Mozambique, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.<br \/>\n\u201cSoomaaliya 2018-kii ayay gudbisatay inay u tartanto kursigaas, kadibna Mozambique ayaa la siiyay kursigaas, kadib ayaa codsi kale Soomaaliya 2022-kii gudbisay inay u taagan tahay kursigaas, kadibna loo qoondeeyay dowladdihii bariga Afrika ka tirsanaa oo markii dambe lagu qanciyay in Soomaaliya loo daayo,\u201d ayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cSidaas ayuu ururka Midowga Afrika u iclaamiyay inay Soomaaliya tahay musharaxa keliya ee u taagan kursigan, taasi waxay keentay in adduunka intiisa kale loo galo olole, kaasi oo ugu dambeyn mira-dhalay.\u201d<\/p>\n<p>Inkasta oo wasiirka uu qiray dadaalka dowladdii hore ee kursigan, haddana waxa uu sheegay in guushan ay ku timid dadaaladdii u dambeeyay ee dowladda Xasan Sheekh oo ayadu gudbisay codsigii dambe ee loogu tartamay kursigaan, looguna guuleystay.<\/p>\n<p>\u201cSi tartan la\u2019aan ah ayaa naloogu coddeeyay oo codkii loo baahna waa ka gudubnay oo waxaa caddeeyay 185 dowladood, intooddii badnaa marka laga 6 waa helnay codkoodii, taasina waxay muujineysa dadaalkii xoogganaa ee lagu jiray sanadihii lasoo dhaafay inuu mira-dhalay.\u201d<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa Khamiistii ku guuleysatay kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo Soomaaliya ay 2025-2026 ku meteli doonto dalalka Afrika.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay shanta xubnood ee cusub ee buuxinaya kuraasta aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay hoggaankiisa la wareegi doonto horraanta 2025-ka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo markale ka hadlay guusha taariikhiga aheyd ee Soomaaliya gaartay Khamiistii ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo bilowday ololaha kursigan. Fiqi ayaa sheegay in codsiga kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ku guuleysatay ay dowladda Xasan Sheekh gudbisay codsigiisa sanadkii 2022-ka, kaas oo keenay guusha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo markale ka hadlay guusha taariikhiga aheyd ee Soomaaliya gaartay Khamiistii ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo bilowday ololaha kursigan. Fiqi ayaa sheegay in codsiga kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ku guuleysatay ay dowladda Xasan Sheekh gudbisay codsigiisa sanadkii 2022-ka, kaas oo keenay guusha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-08T08:46:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-09T08:59:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/\",\"name\":\"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-06-08T08:46:36+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-09T08:59:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg\",\"width\":660,\"height\":342},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo markale ka hadlay guusha taariikhiga aheyd ee Soomaaliya gaartay Khamiistii ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo bilowday ololaha kursigan. Fiqi ayaa sheegay in codsiga kursiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ku guuleysatay ay dowladda Xasan Sheekh gudbisay codsigiisa sanadkii 2022-ka, kaas oo keenay guusha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-08T08:46:36+00:00","article_modified_time":"2024-06-09T08:59:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":342,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/","name":"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg","datePublished":"2024-06-08T08:46:36+00:00","dateModified":"2024-06-09T08:59:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/fffiqqi.jpeg","width":660,"height":342},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-shaaciyay-xog-burisay-sheegashada-kooxda-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fiqi oo shaaciyay xog burisay sheegashada kooxda Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181035"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181037,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181035\/revisions\/181037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181036"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}