{"id":181038,"date":"2024-06-09T12:01:27","date_gmt":"2024-06-09T09:01:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181038"},"modified":"2024-06-09T19:23:48","modified_gmt":"2024-06-09T16:23:48","slug":"yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/","title":{"rendered":"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181039\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa sheegay, in Alshabaab ay jab xooggan kala kulmeen dagaalkii ay shalay subax kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Yaasiin Farey, ayaa sheegay, Alshabaab inay labo jiho kasoo weerrareen degmada Ceeldheer, hase ahaatee wxuuu sheegay in aysan u suurto galin inay kasoo gudbaan labo farriisin oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa macaawisleyda ku lahaayeen labo jiho oo kamid duleedka magaalada Ceeldheere.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay, dagaal ku dhawad 4 saac socday in Alshabaab ay dib u gurteen, iyagoo la gaarsiiyay khasaare ballaaran, sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka uu soo gaaray khasaare kooban oo dhimasho iyo dhaawac leh.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiirka amniga ee maamulka Galmudug, Maxamed Aadan Gaboobe ayaa sheegay in horey loo sii hayay xogta weerarka Alshabaab, isagoo tilmaamay in ciidamadu ay iska caabiyeen dagaalka ay kusoo qaadeen kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaa loo diyaar garoobay, difaac baana lagu jiray, waana la iska celiyay, oo dib baa loo celiyay. Khasaarihii ay iyagu rabeen inay wax gaarsiiyaan, iyagaa la gaarsiiyay. Dhul 20km ayuu khasaarahooda yaallaa,\u201d ayuu yiri wasiirka amniga Galmudug.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Alshabaab ayaa soo bandhigay sawirrada gaadiid ay gubeen iyo maydadka dhowr askari oo ay ku sheegeen inay qeyb ka ahaayeen weerarkii ay kusoo qaadeen farriisimada ciidamada ee degmada Ceeldheer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa sheegay, in Alshabaab ay jab xooggan kala kulmeen dagaalkii ay shalay subax kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Yaasiin Farey, ayaa sheegay, Alshabaab inay labo jiho kasoo weerrareen degmada Ceeldheer, hase ahaatee wxuuu sheegay in aysan u suurto galin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa sheegay, in Alshabaab ay jab xooggan kala kulmeen dagaalkii ay shalay subax kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Yaasiin Farey, ayaa sheegay, Alshabaab inay labo jiho kasoo weerrareen degmada Ceeldheer, hase ahaatee wxuuu sheegay in aysan u suurto galin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-09T09:01:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-09T16:23:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/\",\"name\":\"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-06-09T09:01:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-09T16:23:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer - Wardoon","og_description":"Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa sheegay, in Alshabaab ay jab xooggan kala kulmeen dagaalkii ay shalay subax kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Yaasiin Farey, ayaa sheegay, Alshabaab inay labo jiho kasoo weerrareen degmada Ceeldheer, hase ahaatee wxuuu sheegay in aysan u suurto galin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-09T09:01:27+00:00","article_modified_time":"2024-06-09T16:23:48+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/","name":"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg","datePublished":"2024-06-09T09:01:27+00:00","dateModified":"2024-06-09T16:23:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202469638534988036728306.jpeg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-faray-alshabaab-labo-jiho-ayay-kasoo-weerareen-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181038"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181040,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181038\/revisions\/181040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181039"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}