{"id":181055,"date":"2024-06-10T10:51:56","date_gmt":"2024-06-10T07:51:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181055"},"modified":"2024-06-10T11:46:44","modified_gmt":"2024-06-10T08:46:44","slug":"ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181056\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024610638535822447697648.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024610638535822447697648.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024610638535822447697648-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in Itoobiya lagu wargaliyay in ciidamadeeda nabad ilaalinta ah ay kala baxayso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Nabiu Tedla ayaa War-saxaafadeed ku sheegay, in warka ku saabsan inay ciidamada Ethiopia ka baxayaan Soomaaliya, ee uu sheegay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya, aysan waxba ka ogeyn arrintaas.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia ayaa sheegay in aysan jirin xiriir diblumaasiyadeed oo rasmi ah oo ka soo baxay dhanka Soomaaliya oo ku aaddan arintaan.<\/p>\n<p>Nabiu Tedla waxa uu sheegay in wada-hadallo la xidhiidha ciidanka bedeli doona Atmis aanay bilaabmin weli, isla markaana ay wali socoto wejigii koowaad.<\/p>\n<p>Kumanaan askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku sugan Soomaaliya iyagoo ku yimid heshiis labo geesood ah oo dhexmaray labada dal iyo midka howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee ATMIS..<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dawladda Soomaaliya oo ka carootay heshiiskii Irid-badeedka ee dhexmaray dawladda Itoobiya iyo Somaliland, ayaa doonaysa in ay ciidamada Ethiopia dalka ka baxaan dhamaadka 2024-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in Itoobiya lagu wargaliyay in ciidamadeeda nabad ilaalinta ah ay kala baxayso Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Nabiu Tedla ayaa War-saxaafadeed ku sheegay, in warka ku saabsan inay ciidamada Ethiopia ka baxayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in Itoobiya lagu wargaliyay in ciidamadeeda nabad ilaalinta ah ay kala baxayso Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Nabiu Tedla ayaa War-saxaafadeed ku sheegay, in warka ku saabsan inay ciidamada Ethiopia ka baxayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-10T07:51:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-10T08:46:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-06-10T07:51:56+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-10T08:46:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\",\"width\":1160,\"height\":774},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in Itoobiya lagu wargaliyay in ciidamadeeda nabad ilaalinta ah ay kala baxayso Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Nabiu Tedla ayaa War-saxaafadeed ku sheegay, in warka ku saabsan inay ciidamada Ethiopia ka baxayaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-10T07:51:56+00:00","article_modified_time":"2024-06-10T08:46:44+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":774,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/","name":"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","datePublished":"2024-06-10T07:51:56+00:00","dateModified":"2024-06-10T08:46:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","width":1160,"height":774},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopia-ma-hayno-war-ku-saabsan-bixitaanka-ciidamadeenna-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ethiopia: Ma hayno war ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181055"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181055"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181058,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181055\/revisions\/181058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160628"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}