{"id":181144,"date":"2024-06-20T11:00:27","date_gmt":"2024-06-20T08:00:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181144"},"modified":"2024-06-20T11:00:27","modified_gmt":"2024-06-20T08:00:27","slug":"xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"318\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919-300x145.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska arrimaha Xajka ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay tirada Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan ku geeriyootay dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Madaxa Xafiiska arrimaha Xajka ee dowladda Soomaaliya Khadar Daahir ayaa sheegay in ilaa Lix Xaaji oo ka mid aheyd Xujaayda Soomaaliyeed iney geeriyoodeen intii lagu guda jiray gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Lixda ruux ee ka mid ahaa Xujaayda Soomaaliyeed ayaa kala ahaa sadax rag ah iyo sadax dumar ah, waxaana guud ahaan tirada Xujayda ku geeriyootay sanadkaan Xajka ay gaareysa 500 oo Xaaji sida lagu shaaciyay war kasoo baxay Xafiiska warbaahinta ee Xarameynka.<\/p>\n<p>Geerida dadka Xujaayda ah ee sanadkaan ayaa loo sababeeyey kuleelka ka jira magaalooyinka Makka iyo Madiina oo kor u dhaafay 40\u2070, taasoo keentay in isbadalka cimillada ay saameen ku yeelato Xujaayda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii madaxa Xafiiska arrimaha Xajka ee dowladda Soomaaliya Khadar Daahir ayaa ugu baaqay shirkadaha diyaaradaha in qof walba oo Xaaji ah waqtiga uu xaq u leeyahay dib loogu celiyo dalka, wuxuuna ka digay in qof Xaaji ah booskiisa lagu badalo qof kale oo Xaaji, taasina ay keeni doono caqabado iyo cabashooyin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska arrimaha Xajka ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay tirada Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan ku geeriyootay dalka Sacuudiga. Madaxa Xafiiska arrimaha Xajka ee dowladda Soomaaliya Khadar Daahir ayaa sheegay in ilaa Lix Xaaji oo ka mid aheyd Xujaayda Soomaaliyeed iney geeriyoodeen intii lagu guda jiray gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkaan. Lixda ruux ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska arrimaha Xajka ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay tirada Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan ku geeriyootay dalka Sacuudiga. Madaxa Xafiiska arrimaha Xajka ee dowladda Soomaaliya Khadar Daahir ayaa sheegay in ilaa Lix Xaaji oo ka mid aheyd Xujaayda Soomaaliyeed iney geeriyoodeen intii lagu guda jiray gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkaan. Lixda ruux ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-20T08:00:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"318\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg\",\"datePublished\":\"2024-06-20T08:00:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg\",\"width\":660,\"height\":318},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Xafiiska arrimaha Xajka ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay tirada Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan ku geeriyootay dalka Sacuudiga. Madaxa Xafiiska arrimaha Xajka ee dowladda Soomaaliya Khadar Daahir ayaa sheegay in ilaa Lix Xaaji oo ka mid aheyd Xujaayda Soomaaliyeed iney geeriyoodeen intii lagu guda jiray gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkaan. Lixda ruux ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-20T08:00:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":318,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/","name":"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg","datePublished":"2024-06-20T08:00:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544482978025919.jpg","width":660,"height":318},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xujaayda-soomaaliyeed-ee-sanadkaan-geeriyootay-xajka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay Xajka oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181144"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181146,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181144\/revisions\/181146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}