{"id":181174,"date":"2024-06-20T17:40:41","date_gmt":"2024-06-20T14:40:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181174"},"modified":"2024-06-20T17:40:41","modified_gmt":"2024-06-20T14:40:41","slug":"daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan&#8221;Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181175\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1283\" height=\"726\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg 1283w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n-300x170.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n-1024x579.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n-768x435.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n-696x394.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n-1068x604.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n-742x420.jpg 742w\" sizes=\"(max-width: 1283px) 100vw, 1283px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cadaadis uga yimid madaxda sare ee dalka, xilli ay u tartameyso kursiga guddoomiyaha Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Fowsiya oo warbaahinta la hadashay ayaa diiday inay ka tanaasusho kursigaasi, iyada oo sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza ay si cad ugu yiraahdeen \u201ciskaga har tartanka, una tanaasul musharaxa Jabuuti ay wadato\u201d.<\/p>\n<p>Inkasta oo Fowsiya ay qirtay in markii hore uu madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha garab taagnayeen, balse ay gadaal iska beddeleen wax walba si lama filaan ah.<\/p>\n<p>\u201cBishii May bartamaheedii dhamaadkii shirka Madasha, Muqdisho waxaa ii yeeray madaxweyne Xasan Sheekh, ra\u2019iisul wasaare Xamza iyo afar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada, odayaashaasi waxay ii sheegeen inay isla garteen in aan tanaasulo oo iskaga haro tartaankaas oo waxaas oo olole iyo howl ah usoo galay,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Fowsiya ayaa sheegtay in markii ay weydiisay sababta Soomaaliya uga hareyso jagadaasi muhiimka ay u sheegeen inuu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ka codsaday inay uga harto, si uu isagu usoo sharaxo wasiirkiisa arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>\u201cMuddo markii aan doodda wadnay oo dhamaan ay ku adkeysteen in aan haro waxaan isku dayay in aan garnaqsado, gubaabiyo oo uga waramo danta weyn ee kursigaas ugu jirta umadda.\u201d<\/p>\n<p>Waxay intaas kusii dartay \u201cWaxaa madaxda weydiiyay waxa lagu beddeshay magaca Soomaaliyeed si aan ugu qanco, arrintaasi la igama jawaabin. Waqti dheer iyo dood badan kadib odayadii go\u2019aankooda ayey ku adkeysteen ana marka waxaa ka codsaday in aan 10 maalmood oo soo fikiro la isiiyo, anigoo islahaa waxba iska beddeli doona.\u201d<\/p>\n<p>Waxay ku dheeraatay faa\u2019iidada Soomaaliya kursigan u leeyahay, ayada oo diiday inay u tanaasusho Soomaaliya, \u201cMidowga Afrika wuxuu ku dhow yahay Jimciyada quruumaha ka dhaxeysa, waxaana dalka usoo hoyanaya maamuus, lagamana yaabo in aan ka tanaasulo musharaxnimada kursigaas.\u201d<\/p>\n<p>\u201cLama arag tartame ama dal lagu qasbo inuu tartanka uga haro qeyrkiis, markaa intaas oo dhan eegay waxay ila noqotay in aan ka tanaasulin kursigaas, maadaama horey la igu amray in aan u tanaasulo dowlad kale 2016-kii,\u201d ayey tiri Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa sidoo kale sheegtay in hanka kursigan uu ku dhashay sanado hore, balse uu horey uga hor istaagay madaxweyne Xasan Sheekh kal xukunkiisi hore, uuna hadda markale dhabarka ka jabiyay, sida ay sheegtay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan wuxuu ku adkeystay inuu codkiisa Kenya siinayo oo aan waqti iskaga lumin, waa la qaatay markaas arrinka oo waxaa goostay in aan sugo doorashada dambe ee sanadka 2025, waxay noqotay in aan siddeed sano kale sugo oo dib isku soo sharaxo waqtigan himika ah.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Fowsiya marka lala barbar dhigo musharaxa ay Jabuuti wadato waxaa la aaminsan yahay in aysan ka liidan, haddiiba aanay meelo badan iyadu ku horeynin.<\/p>\n<p>Waa ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, aas-aase Jaamacaddeed, mid warbaahineed iyo haweenay wax badan ka beddeshay nolosha bulsho badan oo danyar ah.<\/p>\n<p>Waxay leedahay waayo-aragnimo ay ku geyso kursigaan. Dad badan ayay la-yaab ku tahay inuu Xasan Sheekh ku dhiiran waayay in kursigan u raadiyo dalkiisa, in uusan ku beddelan wax cad ah oo qaranka dan u ah marka laba reebo waxa shaqsiga ah ee isaga iyo Ismaaciil Cumar Geele ka dhaxeeya iyo inuu diidmadiisa la yimid mar Fowsiya waqti, kharash iyo han badan galay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F989113552768041%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cadaadis uga yimid madaxda sare ee dalka, xilli ay u tartameyso kursiga guddoomiyaha Midowga Afrika. Fowsiya oo warbaahinta la hadashay ayaa diiday inay ka tanaasusho kursigaasi, iyada oo sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza ay si cad ugu yiraahdeen \u201ciskaga har [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan&quot;Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan&quot;Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cadaadis uga yimid madaxda sare ee dalka, xilli ay u tartameyso kursiga guddoomiyaha Midowga Afrika. Fowsiya oo warbaahinta la hadashay ayaa diiday inay ka tanaasusho kursigaasi, iyada oo sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza ay si cad ugu yiraahdeen \u201ciskaga har [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-20T14:40:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1283\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"726\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan\\\"Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-06-20T14:40:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg\",\"width\":1283,\"height\":726},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan&#8221;Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan\"Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan\"Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cadaadis uga yimid madaxda sare ee dalka, xilli ay u tartameyso kursiga guddoomiyaha Midowga Afrika. Fowsiya oo warbaahinta la hadashay ayaa diiday inay ka tanaasusho kursigaasi, iyada oo sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza ay si cad ugu yiraahdeen \u201ciskaga har [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-20T14:40:41+00:00","og_image":[{"width":1283,"height":726,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/","name":"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan\"Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg","datePublished":"2024-06-20T14:40:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/448544919_7644822985573166_7202610648908130294_n.jpg","width":1283,"height":726},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildh-fowsiyo-xaaji-aadankama-tanaasulayo-musharaxnimadeyda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildh.Fowsiyo Xaaji Aadan&#8221;Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181174"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181177,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181174\/revisions\/181177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181175"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}