{"id":181188,"date":"2024-06-22T19:50:58","date_gmt":"2024-06-22T16:50:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181188"},"modified":"2024-06-23T11:08:31","modified_gmt":"2024-06-23T08:08:31","slug":"ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181189\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday Sheekh Saleh Al Shaiba oo ahaa qofkii 109-aad ee hayay furaha kacbada, warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa Islaamka ayaana maanta si weyn u hadal haya geerida Sheekh Saleh.<\/p>\n<p>Salaada janaasada ayaa meydka Sheikh Saleh Al Shaiba lagula tukaday Masjidka Xaramka, waxaana salaada janaasada ka qeyb galay kumanaan dad ah, iyadoona lagu aasay qabuuraha Al Mualla.<\/p>\n<p>Saleh Al-Shaibi waxa uu noqday sii hayaha furaha Kacbada sannadkii 2013 ka dib markii adeerkiis Abdulqader Taha Al-Shaibi uu geeriyooday, waxaana lagu wareejin doonaa furaha kacbada qof kale oo kamid ah qoyska Sheekha dhintay sida uu horey NNKH uga dardaarmay..<\/p>\n<p>Furaha Kacbada Barakeysan ayaa ah mid ay gacanta ku hayaan dad gaar ah oo uu Nabi Muxamed NNKHA u dhiibay, waxaana loo yaqaanaa dadkaasi gacanta ku haya furaha Kacbada Sudnat Al-Kacba.<br \/>\nSudnat Al Kacba waa Qoys uu Nabi Muxamed NNKHA u dhiibay Furaha Kacbada waxaana qoyskaasi ay ka soo jeedaan Banu Shayba, furaha kacbada ayaa waxay gacanta ku hayaan muddo 16 qarni ah.Reer Banu Shayba oo haatan loo yaqaano Aal-Shayba ayaa waxay tafiir ahaan ka soo jeedaan Qusay Bin Kilaab Bib Murra, Qoyskii Qusay Bin Kilaab ayaa gacanta ku hayn jiray Furaha Kacbada Islaamka ka hor.<\/p>\n<p>Sheikh Saleh Al Shaiba waa qofkii 109-aad iyo tafiirtii Cuthmaan ibn Talxa (RC) oo Nebi Muxamed NNKH uu dhiibay furaha Kacbada una ballan qaaday ilaalinta kacbada qarniyaha soo socda, Sida lagu baahiyay bogga rasmiga ee Xaramayn Shariifayn.<\/p>\n<p>ilaah ha u naxariistee Al-Shaibi waxa uu ku dhashay magaalada Makkah, waxa uuna shahaadada doctorate ka qaatay culuunta Islaamka. Waxa u horay u soo noqday bare jaamacadeed, waxaanu soo saaray buugaag badan oo ka hadlaya diinta iyo taariikhda Islaamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181190\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"675\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/eM6HEKdx-HGYbg1N-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday Sheekh Saleh Al Shaiba oo ahaa qofkii 109-aad ee hayay furaha kacbada, warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa Islaamka ayaana maanta si weyn u hadal haya geerida Sheekh Saleh. Salaada janaasada ayaa meydka Sheikh Saleh Al Shaiba lagula tukaday Masjidka Xaramka, waxaana salaada janaasada ka qeyb galay kumanaan dad ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday Sheekh Saleh Al Shaiba oo ahaa qofkii 109-aad ee hayay furaha kacbada, warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa Islaamka ayaana maanta si weyn u hadal haya geerida Sheekh Saleh. Salaada janaasada ayaa meydka Sheikh Saleh Al Shaiba lagula tukaday Masjidka Xaramka, waxaana salaada janaasada ka qeyb galay kumanaan dad ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-22T16:50:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-23T08:08:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp\",\"datePublished\":\"2024-06-22T16:50:58+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-23T08:08:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday Sheekh Saleh Al Shaiba oo ahaa qofkii 109-aad ee hayay furaha kacbada, warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa Islaamka ayaana maanta si weyn u hadal haya geerida Sheekh Saleh. Salaada janaasada ayaa meydka Sheikh Saleh Al Shaiba lagula tukaday Masjidka Xaramka, waxaana salaada janaasada ka qeyb galay kumanaan dad ah, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-22T16:50:58+00:00","article_modified_time":"2024-06-23T08:08:31+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/","name":"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp","datePublished":"2024-06-22T16:50:58+00:00","dateModified":"2024-06-23T08:08:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Shekh-Saleh.webp","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-hayaya-furaha-kacbada-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii hayaya furaha kacbada oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181188"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181191,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181188\/revisions\/181191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181189"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}