{"id":181195,"date":"2024-06-23T11:17:16","date_gmt":"2024-06-23T08:17:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181195"},"modified":"2024-06-23T11:17:16","modified_gmt":"2024-06-23T08:17:16","slug":"ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Israa&#8217;iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181196\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada milatariga Israel ee duullaanka gardarada ah ku qaaday dhulka Falasiin ayaa jabinaya xeerarka dagaalka u yaalla, waxa ayna ku kacayaan falal aad looga naxo oo ka dhan ah bini\u2019aadannimada.<\/p>\n<p>Muuqaal lasoo duubay ayaa fadeexad iyo ceeb ku abuuray milatariga Israel , kaddib markii nin Falastiini dhaawac ah ciidamada ku xireen afaafka hore ee gaari ciidan , kuna dhax wareejiyeen magaalada Janin.<\/p>\n<p>Milatariga Israel ayaa kuna qasbanaaday in ay qirtaan falkan laga xumaaday ee ku kaceen ciidankooda, waxa ayna sheegeen falkan ay ku kaceenm askra katirsan ciidankooda in la baarayo ayna qaadayaan tallaabooyin.<\/p>\n<p>War kasoo baxay milatariga Israel ayey ku sheegeen in ninkan gaariga lagu xiray isaga oo dhaawac an uu ahaa tuhmane, waxa ayna sheegeen in uu ku dhaawacmay rasaas ay is dhaafsadeen ciidankooda iyo maleeshiyaad hubeysan.<br \/>\n\u201cIyadoo la jabiney awaamiirta iyo nidaamka caadiga ah ee hawlgalka, Eedeysanaha waxa qabtay Ciidamada difaaca Israa\u2019iil waxayna kaxayteen isaga oo ku xiran Gaari korkiisa.Habdhaqanka ciidamada ee muuqaalka laga duubay ma waafaqsana qiyamka ciidamada IDF, dhacdada waa la baari doonaa, waxaana laga qaadi doonaa tallaabada ku habboon\u201d ayaa lagu yiri war kasoo baxay milatariga Israel.<\/p>\n<p>Ninka dhaawaca ah ehelkiisa ayaa sheegay in uusan wax dagaal ah shaqo ku laheyn wiilkooda, waxa ayna xuseen in ay dalbadeen Amblaas balse ciidamada Israel xoog ku wateen kuna xireen dhaawac wiilkooda gaari Jeeb ah afkiisa.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Laanqeyrta Cas ayaa markii dambe lagu wareejiyay dhaawaca ninka Falastiiniga ah si loo daaweeyo, waxaana dhacdadan ceebta ku noqotay milatariga Israel si weyn u hadal haya warbaahinta caalamka qaarkood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada milatariga Israel ee duullaanka gardarada ah ku qaaday dhulka Falasiin ayaa jabinaya xeerarka dagaalka u yaalla, waxa ayna ku kacayaan falal aad looga naxo oo ka dhan ah bini\u2019aadannimada. Muuqaal lasoo duubay ayaa fadeexad iyo ceeb ku abuuray milatariga Israel , kaddib markii nin Falastiini dhaawac ah ciidamada ku xireen afaafka hore ee gaari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181196,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Israa&#039;iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Israa&#039;iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada milatariga Israel ee duullaanka gardarada ah ku qaaday dhulka Falasiin ayaa jabinaya xeerarka dagaalka u yaalla, waxa ayna ku kacayaan falal aad looga naxo oo ka dhan ah bini\u2019aadannimada. Muuqaal lasoo duubay ayaa fadeexad iyo ceeb ku abuuray milatariga Israel , kaddib markii nin Falastiini dhaawac ah ciidamada ku xireen afaafka hore ee gaari [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-23T08:17:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/\",\"name\":\"Ciidamada Israa'iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp\",\"datePublished\":\"2024-06-23T08:17:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Israa&#8217;iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Israa'iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Israa'iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen - Wardoon","og_description":"Ciidamada milatariga Israel ee duullaanka gardarada ah ku qaaday dhulka Falasiin ayaa jabinaya xeerarka dagaalka u yaalla, waxa ayna ku kacayaan falal aad looga naxo oo ka dhan ah bini\u2019aadannimada. Muuqaal lasoo duubay ayaa fadeexad iyo ceeb ku abuuray milatariga Israel , kaddib markii nin Falastiini dhaawac ah ciidamada ku xireen afaafka hore ee gaari [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-23T08:17:16+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/","name":"Ciidamada Israa'iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp","datePublished":"2024-06-23T08:17:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/jeep.webp","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-israaiil-oo-wiil-dhaawac-oo-falastiini-ah-ku-xir-xiray-afka-hore-ee-gaari-ay-wateen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Israa&#8217;iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181195"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181195"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181197,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181195\/revisions\/181197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181196"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}