{"id":181198,"date":"2024-06-23T11:23:53","date_gmt":"2024-06-23T08:23:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181198"},"modified":"2024-06-24T10:56:14","modified_gmt":"2024-06-24T07:56:14","slug":"kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/","title":{"rendered":"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181199\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp\" alt=\"\" width=\"533\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane-300x255.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 533px) 100vw, 533px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa dunuub adag ku eedeeyey Xildhibaan Cabdullahi Kulane Jiis, isagoo sheegay inuu dilay Guddoomiye Cabdiraxmaan Injineer Yariisow, Jeneraal Galaal, Ikraan Tahliil iyo Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in shalay uu afkiisu soo qabtay Injineer Yariisow isagoo iska dhigay nin jaceyl walaalnimo u qabay, balse wuxuu sheegay in isagu uu wax ka soo qorsheeyey dilkiisa.<\/p>\n<p>\u201cDhamaan dadka aan soo tiriyey waxaa dilkooda qorsheeyey dad qalatadii uu Kulane u adeegi jiray ee Farmaajo u weynaa, waxaan xaqiijinayaa in dadka aan soo tiriyey ay laayeen ragaas, waxaan maanta ku tilmaami lahaa dad qalato,\u201d ayuu yiri Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle ayaa dowladda federaalka ka codsaday in Cabdullahi Kulane iyo raggii kale ee dilalka geystay xasaanadda laga qaado oo la maxkamadeeyo, isagoo sheegay inay ku cadyihiin dilalka dadkii uu soo tiriyey iyo kuwo kale oo la waayey.<\/p>\n<p>Cabdullahi Kulane ayaa xalay ka hadalay qabuuraha ay Iskuul Buluusiya ka rareyso dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in Xasan Sheekh iyo kooxdiisa u uku dhacay qamaam, isla markaana ay dhacayaan cid kasta oo dhul leh.<\/p>\n<p>Sheekh Cismaan Barre ayaa u jawaabay \u201cWar ina Kulanow qabuuraha aad ka hadleyso dadkii aad leysay ayaa ku duugan, qaar gacantaada ayaad ku dishay, qaarna adigaa sababay inay dhintaan, dhiig ayaad faraha kula jirtaa markaas ayaad qabuuro ka hadleysaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiye hore Sheekh Cismaan ayaa sheegay inay banaantahay in qabuurahaas Meesha laga saaro, maadaama dhulka ay u soo baahatay dowladda oo markii hore laheyd, Ahaana dhul danguud ah.<\/p>\n<p>\u201cAnigu culimada ayaan ka mid ahay, dhulkaas in la baneeyo waxaa fatwootay culimada, mana banana in meydka lagu duugo dhul aadan milkiyadiisa laheyn ama aan la waqfin, marka abaabulka ka dhaafa dadkaan dowladoodu waa ixtiraameysaaye, umadda Soomaaliyeed haka digtoonaato nimankaan,\u201d ayuu yiri Sheekh Cismaan Barre.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F920457459845818%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa dunuub adag ku eedeeyey Xildhibaan Cabdullahi Kulane Jiis, isagoo sheegay inuu dilay Guddoomiye Cabdiraxmaan Injineer Yariisow, Jeneraal Galaal, Ikraan Tahliil iyo Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi. Wuxuu sheegay in shalay uu afkiisu soo qabtay Injineer Yariisow isagoo iska dhigay nin jaceyl walaalnimo u qabay, balse wuxuu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa dunuub adag ku eedeeyey Xildhibaan Cabdullahi Kulane Jiis, isagoo sheegay inuu dilay Guddoomiye Cabdiraxmaan Injineer Yariisow, Jeneraal Galaal, Ikraan Tahliil iyo Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi. Wuxuu sheegay in shalay uu afkiisu soo qabtay Injineer Yariisow isagoo iska dhigay nin jaceyl walaalnimo u qabay, balse wuxuu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-23T08:23:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-24T07:56:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/\",\"name\":\"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp\",\"datePublished\":\"2024-06-23T08:23:53+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-24T07:56:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp\",\"width\":480,\"height\":408},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa dunuub adag ku eedeeyey Xildhibaan Cabdullahi Kulane Jiis, isagoo sheegay inuu dilay Guddoomiye Cabdiraxmaan Injineer Yariisow, Jeneraal Galaal, Ikraan Tahliil iyo Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi. Wuxuu sheegay in shalay uu afkiisu soo qabtay Injineer Yariisow isagoo iska dhigay nin jaceyl walaalnimo u qabay, balse wuxuu sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-23T08:23:53+00:00","article_modified_time":"2024-06-24T07:56:14+00:00","og_image":[{"width":480,"height":408,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/","name":"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp","datePublished":"2024-06-23T08:23:53+00:00","dateModified":"2024-06-24T07:56:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Kulane.webp","width":480,"height":408},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-loo-haysto-dilka-ikraan-tahliil-yariisow-galaal-iyo-xil-aaminadaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulane Jiis oo loo haysto dilka Ikraan Tahliil, Yariisow, Galaal iyo Xil. Aamina+DAAWO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181198"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181198"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181202,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181198\/revisions\/181202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181199"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}