{"id":181268,"date":"2024-06-30T11:50:34","date_gmt":"2024-06-30T08:50:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181268"},"modified":"2024-07-01T11:03:30","modified_gmt":"2024-07-01T08:03:30","slug":"puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/","title":{"rendered":"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181269\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2023128638375982999084773.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2023128638375982999084773.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2023128638375982999084773-300x163.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacan seertay dalab horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in la xiro qunsiliyadda Itoobiya ay ku leedaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in aysan xiri doonin qunsuliyadda Itoobiya, isaga oo sheegay inuu xiriir wanaagsan kala dhexeeyo maamulka Addis Ababa.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ku dooday in qunsilayadduu ay keli ka shaqeyso danaha labada shacab iyo laba dowlad, sida uu hadalka u dhigay.<br \/>\nMaxamuud Caydiid Dirir oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in Itoobiya uu kala dhexeeyo iskaashi ganacsiga, isla markaana ay isku furan yihiin xuduudahooda.<\/p>\n<p>\u201cQunsiliyaduhu waxay qabtaan danaha dadyowga ay metalaan iyo dowladaha ay martida u yihiin danaha ka dhexeeyo ayay horta qabtaan, waad la socotaa Itoobiya xuduud dheer ayaan leenahay keena iyo kooda wuu isku furan yihiin\u201d ayuu yiri Maxamuud Caydiid.<\/p>\n<p>Mar wax laga waydiiyay sababta ay uga dhega adeegayaan dowladda dhexe ayaa waxa uu sheegay in aynan aqoonsaneynba, maadaama ay horay u cadeeyaan mowqifkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cHorta maxaa amarkeeda la fuliyaa dowladi maba jirtee waad ogtahay qaraarkii kasoo baxay dowladda Puntland wuxuu ahaa inaanay aqoonsaneyn hay\u2019adihii hore ee federaalka ee lumiyay dastuurkii uu dalku lahaa\u201d ayuu mar kale yiri wasiirka warfaafinta Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxa uu wasiirku uu weerar afka ah ku qaaday xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada Puntland ee ku jira baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay gabeen mas\u2019uuliyaddii saarnayd iyo metaaladdii looga baahnaa.<br \/>\n\u201cAnnaga xaqeena ayaa ka hadleynaa xildhibaanada iyaga ayay u taallaa waxa ay ka hadlaayaan iyo meesha ay geynayaan metalaadooda, ma jiro dunida qof xildhibaan ah oo la doortay oo haddana mucaarad ku noqday meeshii laga doortay\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Puntland ayaa horay xiriirka ugu jartay dowladda federaalka, sababo la xiriirka meel marintii wax ka beddelka dastuurka oo uu si wayn uga carooday madaxweyne Deni.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacan seertay dalab horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in la xiro qunsiliyadda Itoobiya ay ku leedaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in aysan xiri doonin qunsuliyadda Itoobiya, isaga oo sheegay inuu xiriir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacan seertay dalab horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in la xiro qunsiliyadda Itoobiya ay ku leedaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in aysan xiri doonin qunsuliyadda Itoobiya, isaga oo sheegay inuu xiriir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-30T08:50:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-01T08:03:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/\",\"name\":\"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-06-30T08:50:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-01T08:03:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe - Wardoon","og_description":"Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacan seertay dalab horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in la xiro qunsiliyadda Itoobiya ay ku leedaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in aysan xiri doonin qunsuliyadda Itoobiya, isaga oo sheegay inuu xiriir [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-30T08:50:34+00:00","article_modified_time":"2024-07-01T08:03:30+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/","name":"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","datePublished":"2024-06-30T08:50:34+00:00","dateModified":"2024-07-01T08:03:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-markale-diiday-inay-xirto-qunsiliyadda-itoobiya-ee-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo markale diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181268"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181270,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181268\/revisions\/181270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}