{"id":181284,"date":"2024-07-02T21:19:36","date_gmt":"2024-07-02T18:19:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181284"},"modified":"2024-07-02T21:31:22","modified_gmt":"2024-07-02T18:31:22","slug":"21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay baaris ay ku sameeyeen laba xafiis oo ka mid ah hay&#8217;adaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guutaale ayaa sheegay in baaris fatash ah oo lagu sameeyay xafiisyada ruqsada shaqada shaqaalaha shisheeyaha ee wasaaradda shaqada, arrimaha bulshada iyo adeegga kordhinta dal ku jooga shisheeyaha ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda, lagu ogaaday iney ku kaceen falal musuq maasuq ah iyo wax is daba marin.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay Hantidhowrka Qaranka in xafiisyadaan ay ku maqan tahay ku dhawaad 21 Milyan oo doolarka Mareykanka ah oo aan lagu shubin qasnada dowladda intii u dhexeysay sideedii Maarso ee 2018-kii, ilaa 19-kii April ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2023-kii.<\/p>\n<p>\u201cLacagta dakhliga ah oo ay qabteen xafiisyada ruqsadda shaqada iyo shaqaalaha shisheeyaha ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada iyo adeegga kordhinta dal ku jooga shisheeyaha ee hay\u2019adda socdaalka jinsiyadda intii u dhexeysay sideeddii Maarso 2018 ilaa 19-kii Apriil 2023, waxay ahayd lacag dhan $33,370,260, hayeeshee $12,437,690 kaliya lagu shubay qasnada dowlada, kana mid ah dakhliga guud ee ay xafiisyadaasi qabteen intii u dhexeysay sideeddii Maarso 2018, illaa 19-koo April 2023 oo ah muddo 5 sano iyo dheeraad ah waxay u xareeyeen dowlada, iyaga oo marsiiyay nidaamka SFMIS-ka\u201d ayuu yiri Hantidhowraha guud ee Qaranka Guutaale.<\/p>\n<p>Hantidhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa sidoo kale sheegay in lunsashada lacagtaan ay saameyn weyn ku yeelatay dowladda dhexe oo uu tilmaamay in xitaa ay deyn u gashay sidii ay u bixin laheyd mushaaraadka shaqaalaha dowladda, ciidamada iyo Xildhibaannada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F882194980607225%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay baaris ay ku sameeyeen laba xafiis oo ka mid ah hay&#8217;adaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Guutaale ayaa sheegay in baaris fatash ah oo lagu sameeyay xafiisyada ruqsada shaqada shaqaalaha shisheeyaha ee wasaaradda shaqada, arrimaha bulshada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay baaris ay ku sameeyeen laba xafiis oo ka mid ah hay&#8217;adaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Guutaale ayaa sheegay in baaris fatash ah oo lagu sameeyay xafiisyada ruqsada shaqada shaqaalaha shisheeyaha ee wasaaradda shaqada, arrimaha bulshada iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-02T18:19:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-02T18:31:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/\",\"name\":\"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-02T18:19:36+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-02T18:31:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda - Wardoon","og_description":"Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay baaris ay ku sameeyeen laba xafiis oo ka mid ah hay&#8217;adaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Guutaale ayaa sheegay in baaris fatash ah oo lagu sameeyay xafiisyada ruqsada shaqada shaqaalaha shisheeyaha ee wasaaradda shaqada, arrimaha bulshada iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-02T18:19:36+00:00","article_modified_time":"2024-07-02T18:31:22+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/","name":"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg","datePublished":"2024-07-02T18:19:36+00:00","dateModified":"2024-07-02T18:31:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638555143419291999.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/21-milyan-oo-doolar-ka-maqan-tahay-qasnada-dowladda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181284"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181284"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181290,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181284\/revisions\/181290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181285"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}