{"id":181318,"date":"2024-07-06T11:43:52","date_gmt":"2024-07-06T08:43:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181318"},"modified":"2024-07-07T11:16:39","modified_gmt":"2024-07-07T08:16:39","slug":"daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181319\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png\" alt=\"\" width=\"1560\" height=\"1144\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png 1560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-300x220.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-1024x751.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-768x563.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-1536x1126.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-696x510.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-1068x783.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-573x420.png 573w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1560px) 100vw, 1560px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in kalfdhiyada soo socda ee baarlamaanka lagu dhameystiri doono arrimaha dastuurka, xilli ay xiisad xooggan ka dhalatey qodobaddii uu horey u meel-mariyay baarlamaanka.<\/p>\n<p>Aadan Madoobe oo ka gaabsaday inuu shaaciyay qodobadda sida gaarka ah loo horgeynayo baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay inay yihiin kuwa muhiim ah oo qeyb ka ah dhameystirka dastuurka.<\/p>\n<p>\u201cMudaneyaasha waxay xilliyada soo socda ka doodi doonaan hindise sharciyeedyo wax ku ool ah oo gaaraya illaa 14,\u201d ayuu yiri Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka qeyb-galay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka.<br \/>\nMadaxtooyadda oo gacan ka helaysa guddoonka baarlamaanka ayaa qorsheynaysa in sharciyadan ay marsato baarlamaanka marka la furo kal-fadhiga 5-aad, xilli ay xildhibaannada qaar muujinayaan saluug iyo balamihii hore loo fulin.<\/p>\n<p>Villa Somalia ayaa horey u marsatay baarlamaanka afartii cutub ee dastuurka ee mucaaradka ka qeyliyay iyo heshiiskii Turkiga ee illaa hadda baarlamaanka aqoonin wax ku qoran, kuwaasi oo dhamaantood ku gacan isiyay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.<br \/>\nSi kastaba, arrimahan ayaa uga sii dari doona xiisadda dastuurka ee u dhaxeysa madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha mucaaradka oo qeyb ka yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, kuwaasi oo meel adag qorshaha wax ka beddelka dastuurka ee gadaal ka riixeyso Villada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxtooyadda oo gacan ka helaysa guddoonka baarlamaanka ayaa qorsheynaysa in sharciyadan ay marsato baarlamaanka marka la furo kal-fadhiga 5-aad, xilli ay xildhibaannada qaar muujinayaan saluug iyo balamihii hore loo fulin.<\/p>\n<p>Villa Somalia ayaa horey u marsatay baarlamaanka afartii cutub ee dastuurka ee mucaaradka ka qeyliyay iyo heshiiskii Turkiga ee illaa hadda baarlamaanka aqoonin wax ku qoran, kuwaasi oo dhamaantood ku gacan isiyay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.<br \/>\nSi kastaba, arrimahan ayaa uga sii dari doona xiisadda dastuurka ee u dhaxeysa madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha mucaaradka oo qeyb ka yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, kuwaasi oo meel adag qorshaha wax ka beddelka dastuurka ee gadaal ka riixeyso Villada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F828288985588534%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in kalfdhiyada soo socda ee baarlamaanka lagu dhameystiri doono arrimaha dastuurka, xilli ay xiisad xooggan ka dhalatey qodobaddii uu horey u meel-mariyay baarlamaanka. Aadan Madoobe oo ka gaabsaday inuu shaaciyay qodobadda sida gaarka ah loo horgeynayo baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay inay yihiin kuwa muhiim ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in kalfdhiyada soo socda ee baarlamaanka lagu dhameystiri doono arrimaha dastuurka, xilli ay xiisad xooggan ka dhalatey qodobaddii uu horey u meel-mariyay baarlamaanka. Aadan Madoobe oo ka gaabsaday inuu shaaciyay qodobadda sida gaarka ah loo horgeynayo baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay inay yihiin kuwa muhiim ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-06T08:43:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-07T08:16:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-1024x751.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"751\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png\",\"datePublished\":\"2024-07-06T08:43:52+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-07T08:16:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png\",\"width\":1560,\"height\":1144},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in kalfdhiyada soo socda ee baarlamaanka lagu dhameystiri doono arrimaha dastuurka, xilli ay xiisad xooggan ka dhalatey qodobaddii uu horey u meel-mariyay baarlamaanka. Aadan Madoobe oo ka gaabsaday inuu shaaciyay qodobadda sida gaarka ah loo horgeynayo baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay inay yihiin kuwa muhiim ah oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-06T08:43:52+00:00","article_modified_time":"2024-07-07T08:16:39+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":751,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47-1024x751.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/","name":"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png","datePublished":"2024-07-06T08:43:52+00:00","dateModified":"2024-07-07T08:16:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-06-at-09.42.47.png","width":1560,"height":1144},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-oo-shaaciyay-arrin-xasaasi-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-A\/Madoobe oo shaaciyay arrin xasaasi ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181318"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181320,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181318\/revisions\/181320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181319"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}