{"id":181327,"date":"2024-07-08T11:08:49","date_gmt":"2024-07-08T08:08:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181327"},"modified":"2024-07-08T11:27:53","modified_gmt":"2024-07-08T08:27:53","slug":"ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/","title":{"rendered":"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181328\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay ku jarmaaday Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka wadaan fulinta amar dhulkaan looga saarayo dadka dagan.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa lasoo warinaya in halkaasi ka bilaabeen burburinta gurayaha ku yaala Xaafada Dab damiska oo ay u adeegsan hayaan gawaarida guryaha burburisa, waxaana sidoo kale jira qoysas badan oo halkaasi isaha barakacaya.<\/p>\n<p>Waxaa xiran dhamaan wadooyinka muhiimka ah ee u dhow Xaafada Dab Damiska, waxaana jirto in meelaha qaar dadka xata loo diiday iney maraan ama u dhawaadaan iyaga oo lugeynaya.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka degan xaafadaasi ayaa talaabadaan burburinta ah ay kula jarmaadeen ciidanka dowladda ku tilmaamay wax laga xumaado, iyagoona ku hanjabay ineysan ka tagi doonin dhulkaan ay ku haysato dowladda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa guriga ii joogo maato oo aanan qaadan karin meel aan aadno garan maayo, habeenimo ayaa guryaha naloo soo galay waxaan ilaahey ka baryaya kuwa in barakicinaya inuu ilaahey barakiciyo oo soda ay inoo arkeen ilaahey u arko&#8221; ayay tiri mid ka mid ah Hooyooyinka degan Xaafada Dab damiska.<\/p>\n<p>Talaabadaan ay saakay qaadeen ciidanka dowladda ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo mudo dheer ay soo taagneyd qorshaha dowladda ay ku dooneyso in dhulkaas ay ka rarto dadka dagana, maadama ay dowladu u baahan tahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F499712679080441%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay ku jarmaaday Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka wadaan fulinta amar dhulkaan looga saarayo dadka dagan. Ciidamada ayaa lasoo warinaya in halkaasi ka bilaabeen burburinta gurayaha ku yaala Xaafada Dab damiska oo ay u adeegsan hayaan gawaarida guryaha burburisa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay ku jarmaaday Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka wadaan fulinta amar dhulkaan looga saarayo dadka dagan. Ciidamada ayaa lasoo warinaya in halkaasi ka bilaabeen burburinta gurayaha ku yaala Xaafada Dab damiska oo ay u adeegsan hayaan gawaarida guryaha burburisa, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-08T08:08:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-08T08:27:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/\",\"name\":\"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-08T08:08:49+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-08T08:27:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay ku jarmaaday Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka wadaan fulinta amar dhulkaan looga saarayo dadka dagan. Ciidamada ayaa lasoo warinaya in halkaasi ka bilaabeen burburinta gurayaha ku yaala Xaafada Dab damiska oo ay u adeegsan hayaan gawaarida guryaha burburisa, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-08T08:08:49+00:00","article_modified_time":"2024-07-08T08:27:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/","name":"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg","datePublished":"2024-07-08T08:08:49+00:00","dateModified":"2024-07-08T08:27:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202478638560073825523028.jpg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-burburin-ku-bilaabay-xaafada-dab-damiska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181327"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181327"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181337,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181327\/revisions\/181337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181328"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}