{"id":181338,"date":"2024-07-08T11:31:51","date_gmt":"2024-07-08T08:31:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181338"},"modified":"2024-07-08T11:31:51","modified_gmt":"2024-07-08T08:31:51","slug":"qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/","title":{"rendered":"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181325\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"288\" \/><\/p>\n<p>Dagaal culus ayaa mar kale maanta ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalka ayaa saakay ka bilowday bartamaha magaalada, wuxuuna u dhaxeeyaa labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Luuq.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa Wardoon u sheegay in ugu yaraan 4 qof oo kamid ah dhinacyada dagaalamaya ay ku dhinteen dagaalka, halka 7 kale oo isku jira ciidan ku soo baxay dagaalka iyo rayid ay ku dhawaacmeen.<\/p>\n<p>Qoysaskii ugu dambeeyey ayaa maanta ka qaxaya degmada Luuq, iyagoo ka baxsanaya in waxyeelo ay ka soo gaarto dagaalka socda.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa saaka dib u bilowday kaddib markii ay soo rogaal celiyeen koox shalay dib uga guratay dagaalka, waxaana sii adkaatay xaaladda Luuq.<\/p>\n<p>Ciidamo isku dayey inay kala dhexgalaan beelaha dagaalamaya ayaa ku guul-dareystay inay dagaalka joojiyaan, doorka dhaqanka iyo siyaasiyiinta ayaa ku soo aruuray baaqyo nabadeed oo loo jeediyay maleeshiyaadka isku awood sheeganaya.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dilay dagaalka oo ku dhowaad toddobaad ka socda gudaha iyo hareeraha degmada Luuq, wuxuuna u dhaxeeyaa labo jifo oo ka soo kala jeeda beelaha Mareexaan iyo Raxanweyn.<\/p>\n<p>Magaalada Luuq waxaa ku wareegsan Wabiga Jubba, waxaana laga galaa hal irid, maleeshiyaadka dagaalamaya oo saakay isku fara-saaray gudaha magaalada, iyadoo markii dambe la iskula baxay banaanka magaalada, xaaladda Luuq caawa waa mid colaadeed, mana jirto cid u diyaarsan inay kala dhexgasho dhinacyada dagaalamaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus ayaa mar kale maanta ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalka ayaa saakay ka bilowday bartamaha magaalada, wuxuuna u dhaxeeyaa labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Luuq. Goobjoogayaal ayaa Wardoon u sheegay in ugu yaraan 4 qof oo kamid ah dhinacyada dagaalamaya ay ku dhinteen dagaalka, halka 7 kale oo isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal culus ayaa mar kale maanta ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalka ayaa saakay ka bilowday bartamaha magaalada, wuxuuna u dhaxeeyaa labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Luuq. Goobjoogayaal ayaa Wardoon u sheegay in ugu yaraan 4 qof oo kamid ah dhinacyada dagaalamaya ay ku dhinteen dagaalka, halka 7 kale oo isku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-08T08:31:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/\",\"name\":\"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-07-08T08:31:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray - Wardoon","og_description":"Dagaal culus ayaa mar kale maanta ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalka ayaa saakay ka bilowday bartamaha magaalada, wuxuuna u dhaxeeyaa labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Luuq. Goobjoogayaal ayaa Wardoon u sheegay in ugu yaraan 4 qof oo kamid ah dhinacyada dagaalamaya ay ku dhinteen dagaalka, halka 7 kale oo isku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-08T08:31:51+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/","name":"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg","datePublished":"2024-07-08T08:31:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/images-1.jpeg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qabaa-iladii-degenaa-luuq-oo-damta-iskasaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qabaa iladii degenaa Luuq oo damta iskasaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181338"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181339,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181338\/revisions\/181339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181325"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}