{"id":181433,"date":"2024-07-13T21:36:15","date_gmt":"2024-07-13T18:36:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181433"},"modified":"2024-07-14T10:06:12","modified_gmt":"2024-07-14T07:06:12","slug":"daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar  ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181434\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png\" alt=\"\" width=\"1216\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png 1216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54-300x196.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54-1024x669.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54-768x501.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54-696x454.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54-1068x697.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54-643x420.png 643w\" sizes=\"(max-width: 1216px) 100vw, 1216px\" \/><\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegay in waxa dhacay aan la aqbali karin, isagoo dalbaday in Taliska Asluubta Soomaaliyeed uu jawaab deg deg ah ka bixiyo qaladkii dhacay.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliye Suleymaan ayaa dalbaday i la sameeyo baaritaan deg deg oo la keeno warbixin dhameystiran, \u201cwaxaan aad uga xumahay wixii ka dhacay Xabsiga Dhexe, mana aheyn arrin la filayey,\u201d ayuu yiri Dr. Suleymaan.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha oo sii hadlayey ayaa yiri, \u201cMadaxda xabsiga iyo taliyaha waxaan farayaa in si deg deg ah ay arrintaas warbixin uga keenaan, waxaan looma dul qaada karo, waana la xisaabtami doonaa cidii qaladkaasi ka dhacay.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Xeer ilaaliyaha ayaa carabka ku adkeeyey in qalalaase noocaas ah aan mar dambe loo dulqaada karin inuu ka dhaco xabsiga dhexe oo maxaabiis badan ay ku xiran yihiin, kuwaas oo xaq u leh in ammaankooda la sugo.<\/p>\n<p>\u201cCidii masuulka ka aheyd goobta uu falkaasi ka dhacay waa la xisaabtami doonaa, hey\u2019adaheenu waa inay ka baxaam jileeca, jileec dowladeed ayaa jira, laakiin waxaan oo kale lama aqbali karo, waana in jawaab cad laga bixiyaa,\u201d ayuu yiri Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>5 maxbuus oo loo heystay Shabaabnimo, laguna xukumay dil toogasho ah ayaa geystay weerarkaas, kuwaas oo la toogtay daqiiqado badan kadib markii ay weerarka bilaabeen, sida uu sheegay Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Qalaf.<\/p>\n<p>Sidoo kale 3 askari ayaa ku dhimatay howlgalkii lagu soo afjaray kooxdaas, halka 3 kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay Afhayeen Cabdiqani.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1145390863385788%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Maxaabiistii kale ee xabsiga qeybihiisa kale ku jirtay ayuu sidoo kale khasaare gaaray, waxaana dhaawac soo gaaray 18 maxbuus oo dembiyo kala duwan u xiraa, sida lagu xaqiijiyey warbixinta afhayeenka.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo xabsiga dhexe ay maxaabiis ka dhex dagaalantay, 2020-kii ayuu dhacay fal noocaan oo kale ah, xiligaas waxaa baxsaday rag ka tirsanaa argagixsada Al-Shabaab, balse maanta waxaa la xaqiijiyey in wax maxaabiis ah aysan baxsan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xeer Ilaaliyaha Guud &quot;Waa in si deg deg ah warbixin looga keenaa wixii ka dhacay xabsiga dhexe&quot;.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bAYwgdlgN7E\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegay in waxa dhacay aan la aqbali karin, isagoo dalbaday in Taliska Asluubta Soomaaliyeed uu jawaab deg deg ah ka bixiyo qaladkii dhacay. Xeer Ilaaliye Suleymaan ayaa dalbaday i la sameeyo baaritaan deg deg oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegay in waxa dhacay aan la aqbali karin, isagoo dalbaday in Taliska Asluubta Soomaaliyeed uu jawaab deg deg ah ka bixiyo qaladkii dhacay. Xeer Ilaaliye Suleymaan ayaa dalbaday i la sameeyo baaritaan deg deg oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-13T18:36:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-14T07:06:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1216\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/\",\"name\":\"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png\",\"datePublished\":\"2024-07-13T18:36:15+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-14T07:06:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png\",\"width\":1216,\"height\":794},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegay in waxa dhacay aan la aqbali karin, isagoo dalbaday in Taliska Asluubta Soomaaliyeed uu jawaab deg deg ah ka bixiyo qaladkii dhacay. Xeer Ilaaliye Suleymaan ayaa dalbaday i la sameeyo baaritaan deg deg oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-13T18:36:15+00:00","article_modified_time":"2024-07-14T07:06:12+00:00","og_image":[{"width":1216,"height":794,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/","name":"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png","datePublished":"2024-07-13T18:36:15+00:00","dateModified":"2024-07-14T07:06:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-13-at-19.33.54.png","width":1216,"height":794},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-amar-ka-soo-saaray-weerarkii-xabsiga-dhexe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo amar ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181433"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181435,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181433\/revisions\/181435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181434"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}