{"id":181466,"date":"2024-07-15T11:32:41","date_gmt":"2024-07-15T08:32:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181466"},"modified":"2024-07-15T11:32:41","modified_gmt":"2024-07-15T08:32:41","slug":"shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/","title":{"rendered":"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181467\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300-300x140.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday Gaari ay Khawaarijtu ku soo rareen waxyaabaha qarxa, kaas oo la dhigay banaanka maqaayadda, sida lagu ogaaday warbixinta hordhaca ah ee Booliska.<\/p>\n<p>Warbixinta hordhaca ah waxay sheegeysaa in 5-qof ay ku geeriyoodeen, ku dhowaad 20 kalena ay ku dhaawacmeen qaraxaas, sidoo kale waxaa jira gaadiid iyo goobo ganacsi oo ku burburay qaraxa, waana socota qiimeynta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas, sida ay qortay warbaahinta dowladda oo soo xiganeysa Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan.<\/p>\n<p>Maqaayadda ayaa gubatay, kadib markii uu qabsaday dab ka dhashay qaraxa, dad badan ayaa maqaayadda ku sugnaa, kuwaas oo u badnaa dhalinyaro ciyaar daawaneysay.<\/p>\n<p>Markii laga soo tago khasaaraha baaxada leh ee gaaray dadkii ku sugnaa maqaayadda la weeraray, wuxuu khasaare badan soo gaaray dadkii saaraa gaadiid Mooto Bajaaj u badan oo marayey jidka, gaar ahaan laamiga isku xira isgoyska Shabeelle ee Daljirka iyo isgoyska Jubba.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dhalinyarada ka badbaaday qaraxaas oo Caasimada Online la hadlay ayaa sheegay inay arkayeen dadka dhulka yaalla oo qaraxu saameeyey, balse aysan kala cadey karin inay dhinteen, inay dhaawac ahaayeen iyo inta ay tiradoodu dhameed toona.<\/p>\n<p>Gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxa ayaa socday saacado, waxaana lagu guuleystay in la deminayo dabkii weynaa ee ka dhashay qaraxa, kaas oo maqaayadda qabsaday.<\/p>\n<p>Xaaladda aagga uu qaraxaasi ka dhacay ayaa noqotay mid aad u kacsan, waxayna ciidamadu inta gees ah u ridayeen rasaas argagax ku sii riday dadkii gurmadka fidinayey, qaraxaan wuxuu ku soo aaday iyadoo 24 saac ka hor uu Xabsiga Dhexe ee Xamar ka dhacay weerar toos ah oo maxaabiis Shabaab ah oo dil ku xukuman ay fuliyeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale halka uu qaraxani ka dhacay waa goobtii 2021 lagu qarxiyey Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika, waxaana laga furay maqaayad cusub oo lagu magacaabo Top Coffee, taas oo xalay iyana la beegsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday Gaari ay Khawaarijtu ku soo rareen waxyaabaha qarxa, kaas oo la dhigay banaanka maqaayadda, sida lagu ogaaday warbixinta hordhaca ah ee Booliska. Warbixinta hordhaca ah waxay sheegeysaa in 5-qof ay ku geeriyoodeen, ku dhowaad 20 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday Gaari ay Khawaarijtu ku soo rareen waxyaabaha qarxa, kaas oo la dhigay banaanka maqaayadda, sida lagu ogaaday warbixinta hordhaca ah ee Booliska. Warbixinta hordhaca ah waxay sheegeysaa in 5-qof ay ku geeriyoodeen, ku dhowaad 20 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-15T08:32:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"308\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/\",\"name\":\"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-15T08:32:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg\",\"width\":660,\"height\":308},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England - Wardoon","og_description":"Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday Gaari ay Khawaarijtu ku soo rareen waxyaabaha qarxa, kaas oo la dhigay banaanka maqaayadda, sida lagu ogaaday warbixinta hordhaca ah ee Booliska. Warbixinta hordhaca ah waxay sheegeysaa in 5-qof ay ku geeriyoodeen, ku dhowaad 20 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-15T08:32:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":308,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/","name":"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg","datePublished":"2024-07-15T08:32:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024715638566074156704300.jpg","width":660,"height":308},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-qof-oo-ku-geeriyooday-qarax-xalay-lagu-weeraray-goob-lagu-daawanayay-cayaarta-spain-iyo-england\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181466"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181468,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181466\/revisions\/181468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181467"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}