{"id":181469,"date":"2024-07-15T11:45:09","date_gmt":"2024-07-15T08:45:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181469"},"modified":"2024-07-15T11:45:09","modified_gmt":"2024-07-15T08:45:09","slug":"daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png\" alt=\"\" width=\"1224\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png 1224w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01-300x196.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01-1024x669.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01-768x502.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01-696x455.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01-1068x698.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01-643x420.png 643w\" sizes=\"(max-width: 1224px) 100vw, 1224px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo qarax ismiidaamin ahaa oo xalay kooxda Al-Shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay dad badan oo ku sugnaa maqaayad ku taalla gudaha degmada Boondheere.<\/p>\n<p>Cumar Xuseen oo kamid ah dadkii ku sugnaa maqaayadaas oo lagu magacaabo Top Coffee ayaa bixiyay xog ku aadan sida ay wax u dhaceen, wuxuuna sheegay in isaga iyo asaxaabtiisa ay goobta ku sugnaayeen xilliga uu dhacaya qaraxa oo gaari loo adeegsaday.<\/p>\n<p>\u201cXalay meeshaan waxaa ka dhacay musiibo aad u wayn qaraxa wuxuu dhacay abaare 10:00 haeenimo runtii meesha waa ku shaaxeyneynay sida idin muuqato qarax wayn ayaa halkan ka dhacay waxaana ka dhashay khasaare kala duwan\u201d ayuu yiri Cumar Xuseen.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in goobta ay u dhinteen qaar kamid ah saaxibadiisii oo ay wada joogeen, halka ku kalena ay ku dhaawacmeen, balse uu isagu badbaaday.<\/p>\n<p>\u201cTiro badan oo kamid asxaabteyda meeshan way ku geeriyootay ilaahey ha u naxariisto, kuwa kalena way ku dhaawacmeen\u201d ayuu mar kale yiri Cumar Xuseen.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu yiri \u201cMaqaayaddu waxay ahayd maqaayad iska caad ah oo dhalinyarada iyo dadka kaleba ay ku shaaxeeyaan, waxayna ahayd maqaayadda ugu caansan degmada Boondheere\u201d.<\/p>\n<p>Taliska ciidanka Booliska Soomaliya wuxuu warbixinta hordhaca ah ku sheegay in 5-qof ay ku geeriyoodeen, ku dhowaad 20 kalena ay ku dhaawacmeen qaraxaas, sidoo kale waxaa jira gaadiid iyo goobo ganacsi oo ku burburay qaraxa.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale weli socota qiimeynta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas, sida ay qortay warbaahinta dowladda oo soo xiganeysa Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan.<\/p>\n<p>Markii laga soo tago khasaaraha baaxada leh ee gaaray dadkii ku sugnaa maqaayadda la weeraray, wuxuu khasaare badan soo gaaray dadkii saaraa gaadiid Mooto Bajaaj u badan oo marayey jidka, gaar ahaan laamiga isku xira isgoyska Shabeelle ee Daljirka iyo isgoyska Jubba.<\/p>\n<p>Si kastaba, halka uu qaraxani ka dhacay waa goobtii 2021 lagu qarxiyey Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika, waxaana laga furay maqaayad cusub oo lagu magacaabo Top Coffee, taas oo xalay iyana la beegsaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F465623162881708%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo qarax ismiidaamin ahaa oo xalay kooxda Al-Shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay dad badan oo ku sugnaa maqaayad ku taalla gudaha degmada Boondheere. Cumar Xuseen oo kamid ah dadkii ku sugnaa maqaayadaas oo lagu magacaabo Top Coffee ayaa bixiyay xog ku aadan sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo qarax ismiidaamin ahaa oo xalay kooxda Al-Shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay dad badan oo ku sugnaa maqaayad ku taalla gudaha degmada Boondheere. Cumar Xuseen oo kamid ah dadkii ku sugnaa maqaayadaas oo lagu magacaabo Top Coffee ayaa bixiyay xog ku aadan sida ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-15T08:45:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1224\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png\",\"datePublished\":\"2024-07-15T08:45:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png\",\"width\":1224,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo qarax ismiidaamin ahaa oo xalay kooxda Al-Shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay dad badan oo ku sugnaa maqaayad ku taalla gudaha degmada Boondheere. Cumar Xuseen oo kamid ah dadkii ku sugnaa maqaayadaas oo lagu magacaabo Top Coffee ayaa bixiyay xog ku aadan sida ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-15T08:45:09+00:00","og_image":[{"width":1224,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/","name":"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png","datePublished":"2024-07-15T08:45:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Screenshot-2024-07-15-at-09.43.01.png","width":1224,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-dadka-badan-kudhinteen-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Qaraxii dadka badan kudhinteen ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181469"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181471,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181469\/revisions\/181471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}