{"id":181485,"date":"2024-07-16T17:53:28","date_gmt":"2024-07-16T14:53:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181485"},"modified":"2024-07-16T17:53:28","modified_gmt":"2024-07-16T14:53:28","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181486\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg\" alt=\"\" width=\"538\" height=\"303\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 538px) 100vw, 538px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo u gacan galay maleeeshiyaad deegaanka ah.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ayaa waxaa lagu sheegay in hay\u2019adaha amniga ay la socdeen hubkaas oo ay sheegtay in si sharci darro ah ay dalka kusoo galiyeen ganacsato, balse markii laga war helay kadib ay gacanta ku dhigeen ciidamada ammaanka ee ku sugan aagga gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adaha amniga DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah loo soo geliyo dalka ayaa waxay maalintii shalay ay gacanta kusoo dhigeen hub kooxo ka ganacsata hubka sharci darrada ah kasoo geliyeen dhinaca Itoobiya oo ku beegan gobolka Galgaduud\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedkan oo kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxa ay intaasi ku dartay in ciidamada amniga oo la wareegay gawaarida ay waddada usii galeen maleeshiyaad hubeysan, kadibna ay u suuragashay inay la wareegaan qaar kamid ah hubka, sida ay ku caddeysay warsaxaafadeedkeeda.<\/p>\n<p>\u201cLaamaha amniga ayaa marka ay gacanta hubka kusoo dhigeen ayaa waxaa jidgooyo u dhigtay maleeshiyaad hubeysan, taasina waxay sababtay in hubka qaar kamid ah uu gacanta u galo maleeshiyaadkaasi\u201d ayaa lasii raaciyay qoraalka<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay dowladdu sheegtay inay ka go\u2019an tahay soo celinta hubkaasi, waxayna ugu baaqday odayaasha deegaanka inay gacan ku siiyaan ciidamada howlgallada ka wada halkaasi, si loo soo qabto maleeshiyaadka oo ay sheegtay inay tallaabo ka qaadi doonto,<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxa ay ka xuntahay Falkaas foosha xun oo ay ku dhaqaaqeen Maleeshiyaadkaas wadada u galay Ciidanka Qaranka ee ku jiray gudashada waajibaadkooda Qaran, waxaana ka go\u2019an in hubkaas lagu soo celiyo gacanta dawladda talaabo adagna laga qaado cidkasta oo ku lug lahayd falkaas xadgudubka ah\u201d ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Si kastaba, xaaladda degmada Caabudwaaq ayaa weli kacsan, inta badan dadka ku nool degmadaas ayaa waxaa gacanta u galay hub aad u badan, waxaana Caabudwaaq iyo deegaanada ku hareereysan ka taagan colaado qabaa\u2019il, xitaa beesha Mareexaan ee degta Caabudwaaq ayaa jifo-jifo u dirirta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181487\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567158183544173.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"837\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567158183544173.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567158183544173-237x300.jpg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567158183544173-331x420.jpg 331w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo u gacan galay maleeeshiyaad deegaanka ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ayaa waxaa lagu sheegay in hay\u2019adaha amniga ay la socdeen hubkaas oo ay sheegtay in si sharci darro ah ay dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo u gacan galay maleeeshiyaad deegaanka ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ayaa waxaa lagu sheegay in hay\u2019adaha amniga ay la socdeen hubkaas oo ay sheegtay in si sharci darro ah ay dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-16T14:53:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-16T14:53:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay duleedka magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo u gacan galay maleeeshiyaad deegaanka ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ayaa waxaa lagu sheegay in hay\u2019adaha amniga ay la socdeen hubkaas oo ay sheegtay in si sharci darro ah ay dalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-16T14:53:28+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg","datePublished":"2024-07-16T14:53:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024716638567159365275001.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inaysan-lagayn-hubkii-lagu-dhacay-caabduwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan lagayn hubkii lagu dhacay Caabduwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181485"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181488,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181485\/revisions\/181488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181486"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}