{"id":181490,"date":"2024-07-16T23:48:20","date_gmt":"2024-07-16T20:48:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181490"},"modified":"2024-07-16T23:48:20","modified_gmt":"2024-07-16T20:48:20","slug":"daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181491\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Somaliland ayaa Golaha Wakiillada ka dalbaday in ay xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta ayaa Xildhibaanka u heysata eedaymo ay ku jirto in masuuliyiinta ka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti uu la kulmay iyo in arrimaha ciidamada Somaliland uu ka hadlay.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiillada Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa xaqiijiyey inay soo gaartay warqadda xeer ilaalinta uga timid ee lagu dalbaday in xasaanadda laga xayuubiyo Xildhibaankaas, si loo maxkamadeeyo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiillada ayaa tagay dalka Jabuuti dabayaaqadii bishii May, wuxuuna safarkaas xaqiijiyey maalmo ka hor mar uu warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in Jabuuti uu Passapor ka soo qaatay.<\/p>\n<p>Intii uu Jabuuti ku sugnaa xildhibaan Abiib wuxuu bartiisa Facebook ku baahiyey sawir isaga iyo wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Dawaleh ay galeen, isagoo soo raaciyey qoraal u dhignaa \u201cWaxaan Wasirka ka wada hadalnay halka ay marayso hawsha jid isku xidhi doona Somaliland iyo Djibouti. Imikana wuxuu ii sheegay inuu ku hawlan yahay dardargalinta bilawga jidka labada dal isku xidhiidhi doona.\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa hadda xaqiijiyay in ay jirto dacwadda ay ka gudbisay Xeer ilaalinta Somaliland, isagoo ka gaabsaday inuu faahfaahin bixiyo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Khuburada sharciga ayaa sheegaya in marka la eego eedda xildhibaanka loo jeediyay ee xeer-ilaalintu dalbatay in maamus ka xayuubin lagu sameeyo ay u baahantahay in qodobbada la faah-faahiyo isla markaana si dhab ah loo ogaado waxa ay salka ku hayaan.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Afyare, oo ah sharci-yaqaan ayaa qaba in tusaale ahaan qodobbada lagu soo eedeyay, Xildhibaan Abiib sida inuu la kulmay xubno ka tirsan safaaradda Soomaaliya ay Jabuuti ay tahay in la ogaado waxa uu kala hadlay iyo faahfaahintooda, iyo in arrinta ciidamada Somaliland qudheeda la eego qaabka uu uga hadlay.<\/p>\n<p>\u201cArrimahaas kaligood kuma filna in xildhibaan lagu soo eedeyo si xasaanadda looga qaado, arrimahaasi waxay u baahanyihiin ciidanka qaranka sida uu uga hadlay, ma siyaasadda lagu maamulyay ayuu dhaliilay,taasna xildhibaanku xaqbuu u leeyahay inuu ka hadlo,\u201d ayuu yiri sharciyaqaan Maxamed Cabdi Afyare oo BBC la hadlay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F503811995500800%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Somaliland ayaa Golaha Wakiillada ka dalbaday in ay xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Xeer ilaalinta ayaa Xildhibaanka u heysata eedaymo ay ku jirto in masuuliyiinta ka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti uu la kulmay iyo in arrimaha ciidamada Somaliland uu ka hadlay. Guddoomiye ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181492,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Somaliland ayaa Golaha Wakiillada ka dalbaday in ay xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Xeer ilaalinta ayaa Xildhibaanka u heysata eedaymo ay ku jirto in masuuliyiinta ka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti uu la kulmay iyo in arrimaha ciidamada Somaliland uu ka hadlay. Guddoomiye ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-16T20:48:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-16T20:48:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":340},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Somaliland ayaa Golaha Wakiillada ka dalbaday in ay xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Xeer ilaalinta ayaa Xildhibaanka u heysata eedaymo ay ku jirto in masuuliyiinta ka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti uu la kulmay iyo in arrimaha ciidamada Somaliland uu ka hadlay. Guddoomiye ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-16T20:48:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":340,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/","name":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg","datePublished":"2024-07-16T20:48:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abbiib-1-1.jpg","width":660,"height":340},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-ladoonayo-in-xasaanada-laga-qaado-kadibna-laxiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ladoonayo in xasaanada laga qaado kadibna laxiro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181490"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181493,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181490\/revisions\/181493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181492"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}