{"id":181501,"date":"2024-07-18T10:55:27","date_gmt":"2024-07-18T07:55:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181501"},"modified":"2024-07-18T10:55:27","modified_gmt":"2024-07-18T07:55:27","slug":"itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Beerayabaal kusoo qabtay nin Ajnabi oo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ninkaan Ajnabiga ah ee ciidamadu gacanta kusoo dhigeen ayaa ah Itoobiyaan kasoo jeeda Qowmiyada Oromada, kaasoo qeybo ka mid ah jirkiisa ay ku taalo Shabad ka sameysan calaamada Taatuu oo ka mid ah calaamadaha gaalada.<\/p>\n<p>\u201cMaleeshiyaad khawaarijta ayaa inta badan waxay ku Adeegtaan dadka dambiyada ka soo galay waddamada ay ka soo jeedaan ninkana kuwaas ayuu ka mid yahay\u201d ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>Qabashada ninkan ayaa timid, kadib howlgalo daba socday dagaal laba maalin ka hor ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beerayabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ka sameeyeen ciidanka is kaashanaya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii bariga goboka Hiiraan waa halka kaliya ee kooxda Al-shabaab lagu jabiyay tan iyo markii uu bilaawday howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab dhamaadkii sanadkii asoo dhaafay ee 2023, marka loo eego gobolada kale ee dalka sida ay ugu xoogan yihiin kooxdu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Beerayabaal kusoo qabtay nin Ajnabi oo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab. Ninkaan Ajnabiga ah ee ciidamadu gacanta kusoo dhigeen ayaa ah Itoobiyaan kasoo jeeda Qowmiyada Oromada, kaasoo qeybo ka mid ah jirkiisa ay ku taalo Shabad ka sameysan calaamada Taatuu oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Beerayabaal kusoo qabtay nin Ajnabi oo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab. Ninkaan Ajnabiga ah ee ciidamadu gacanta kusoo dhigeen ayaa ah Itoobiyaan kasoo jeeda Qowmiyada Oromada, kaasoo qeybo ka mid ah jirkiisa ay ku taalo Shabad ka sameysan calaamada Taatuu oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-18T07:55:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-18T07:55:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg\",\"width\":660,\"height\":362},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Beerayabaal kusoo qabtay nin Ajnabi oo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab. Ninkaan Ajnabiga ah ee ciidamadu gacanta kusoo dhigeen ayaa ah Itoobiyaan kasoo jeeda Qowmiyada Oromada, kaasoo qeybo ka mid ah jirkiisa ay ku taalo Shabad ka sameysan calaamada Taatuu oo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-18T07:55:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":362,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/","name":"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg","datePublished":"2024-07-18T07:55:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568649140741936.jpg","width":660,"height":362},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiyaan-al-shabaab-ah-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiyaan Al-shabaab ah oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181501"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181503,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181501\/revisions\/181503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181502"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}