{"id":181504,"date":"2024-07-18T11:01:28","date_gmt":"2024-07-18T08:01:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181504"},"modified":"2024-07-18T11:01:28","modified_gmt":"2024-07-18T08:01:28","slug":"ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181505\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg\" alt=\"\" width=\"557\" height=\"313\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 557px) 100vw, 557px\" \/><\/p>\n<p>Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ah Ugaaska guud ee Beesha Sade oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag ugu jawaabay dowladda federaalka kadib go\u2019aankeeda ku aadan hubkii lagu dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ugaaska ayaa ugu horreyntii nasiib darro ku tilmaamay in dowladdy ay u goodiso shacabkii gacanta ku dhigay hubkii sharci darrada ahaa ee lagu qabtay waqooyiga Galgaduud.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dowladda federaalka aysan waxba kasoo qaadin qatar uu sheegay inay baajiyeen shacabka hubkaas gacanta ku dhigay, taasi beddalkeeda loogu beddalay xasuuq bahalnimo ah oo loo gaystay, sida uu hadalka u dhiga.<\/p>\n<p>Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in hubkan uu halis ku ahaa deegaanka, isla markaana uu u gacan geli lahaa kooxo qatar ku ah amniga, balse laga hortegay, kadib markii ay ka war heleen shacabka degmada Caabudwaaq.<\/p>\n<p>\u201cSida la wada ogyahay, koox abaabulan, oo ka ganacsata hubka sharci darrada ah, ayaa saanad ciidan oo kontarabaan ah, soo gelisay waqooyiga Galgaduud,16-kii July 2024, hubkaas, oo ahaa mid aan lagu wargelin hoggaanka dhaqanka, madaxda maamullada iyo guud ahaan dadka deegaanka, ayaa qarka u saarnaa in uu gacanta u galo kooxo halis ah, qatarna galiyo amniga deegaanka, Galmudug iyo guud ahaan Dalka,\u201d ayuu yiri Ugaas Maxamed.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in ciidamada amniga ee galbinayey hubkaas ay ku guul dareysteen n in ay shacabka ka qanciyaan walwalka amni ee la soo darsay, waxayna taas beddelkeeda ugu jawaabeen sida uu sheegay dagaal galaaftay 12 qof, laguna dhaawacay 50 kale.<\/p>\n<p>Ugaaska waxaa kale oo uu ka hadlay qorshaha hadda socda ee lagu doonayo in lagu soo celiy hubkaasi, wuxuuna ku dooday in dhammaan beelaha Soomaaliyeed ay hubeysanyihiin, aysana jirin cid lagu sameeyey hub-ka-dhigis.<\/p>\n<p>Gabagabadii wuxuu ka dalbaday dowladda dhexe ina si deg deg ah u qaadato mas\u2019uuliyadda shacabkii ku dhintay dagaalkii ka dhacay deegaanka Shiilmadow ee hoostaga degmada Caabudwaaq, maadaama halkaas ay dhibaato ka dhacday.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan Galmudug iyo dowladda federaalka ay wadaan qorshayaal ku aadan sidii lagu soo celin lahaa hubkii lagu bililiqeystay waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo dhaliyay walaac, maadaama uu galay gacanta shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ah Ugaaska guud ee Beesha Sade oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag ugu jawaabay dowladda federaalka kadib go\u2019aankeeda ku aadan hubkii lagu dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Ugaaska ayaa ugu horreyntii nasiib darro ku tilmaamay in dowladdy ay u goodiso shacabkii gacanta ku dhigay hubkii sharci darrada ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ah Ugaaska guud ee Beesha Sade oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag ugu jawaabay dowladda federaalka kadib go\u2019aankeeda ku aadan hubkii lagu dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Ugaaska ayaa ugu horreyntii nasiib darro ku tilmaamay in dowladdy ay u goodiso shacabkii gacanta ku dhigay hubkii sharci darrada ahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-18T08:01:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/\",\"name\":\"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-18T08:01:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq - Wardoon","og_description":"Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ah Ugaaska guud ee Beesha Sade oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag ugu jawaabay dowladda federaalka kadib go\u2019aankeeda ku aadan hubkii lagu dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Ugaaska ayaa ugu horreyntii nasiib darro ku tilmaamay in dowladdy ay u goodiso shacabkii gacanta ku dhigay hubkii sharci darrada ahaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-18T08:01:28+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/","name":"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg","datePublished":"2024-07-18T08:01:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024718638568659680288007.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-beesha-sade-oo-difaacay-dadkii-hubka-kubililiqaystay-caabudwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ugaaska beesha Sade oo difaacay dadkii hubka kubililiqaystay Caabudwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181504"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181506,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181504\/revisions\/181506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181505"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}