{"id":181535,"date":"2024-07-22T18:32:13","date_gmt":"2024-07-22T15:32:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181535"},"modified":"2024-07-22T18:32:13","modified_gmt":"2024-07-22T15:32:13","slug":"ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/","title":{"rendered":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181536\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452236502_905045845000451_3561728806533954999_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dagaallo culus oo maanta lagu jabiyay kooxda Al-Shabaab, kawaas oo ka dhacay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Jaamac ayaa sheegay in Al-Shabaabka weerarka soo qaaday ay la kulmeen wax aysan fileyn, isla markaana loo dhigay cashar lama ilaawaan ah, kadib markii ay isku dayeen in ay weerar ku soo qaadaan faririsimo horay looga xoreeyay oo ku yaalla deegaanada Buulo-Xaaji, Baarsanguuni iyo Harboole oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka ayaa u mahadceliyay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ee jilibka u dhigay maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday balse iyaga khasaare lagu gaarsiiyay dagaalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-size: xx-large;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Khawaarijtii maanta cashar aysan weligood hilmaami doonin ayaa loogu dhigey Harboole, Baarsanguuni iyo Buulo Xaaji ee Jubada Hoose. Mahadsanidiin Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Jubaland\u201d ayuu yiri wasiirku.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Al-Shabaab badan ayaa lagu dilay dagaalkan, kuwaas oo Mayadkooda lagu soo bandhigay deegaanada lagu dagaalamay, waxaana baraha bulshada lagu faafiyay muuqaalka maydad badan oo dhulka daadsan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa laga soo furtay hub tiro badan oo ay wateen xubnaha la laayay, sida lagu sheegay qoraal kale oo ay shaacisay dowlad goboleedka Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose saaka waxaa daadsan bakhtiga Khawaarijta oo tiro beel ah, sidoo kale halyeeyada Jubbaland ayaa furtay hub faro badan oo ay Argagixisada is lahaayeen ku dhibaateeya dadka rayidka ah\u201d ayaa lagu yiri<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kale oo lasii raaciyay \u201cSidoo kale deegaanka Harboole waxaa banaanada daadsan meydad kor dhaafaya 60 waxaana jira dhagarqabayaal la qabtay iyagoo nool.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dagaallo culus oo maanta lagu jabiyay kooxda Al-Shabaab, kawaas oo ka dhacay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Jaamac ayaa sheegay in Al-Shabaabka weerarka soo qaaday ay la kulmeen wax aysan fileyn, isla markaana loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-22T15:32:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/\",\"name\":\"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-22T15:32:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay - Wardoon","description":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay - Wardoon","og_description":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-22T15:32:13+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/","name":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg","datePublished":"2024-07-22T15:32:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa maalmo kahor la wareegay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo aalmihii u dmabeeyay kordhiyay howlgallada ay ka wadaan gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan dagaalka ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay guul ka sheegatay Jubbaland.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359.jpg","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-dhawaad-100-xubnood-oo-al-shabaab-ah-oo-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab ah oo ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181535"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181535"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181537,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181535\/revisions\/181537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}