{"id":181541,"date":"2024-07-22T18:48:53","date_gmt":"2024-07-22T15:48:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181541"},"modified":"2024-07-22T18:48:53","modified_gmt":"2024-07-22T15:48:53","slug":"xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181542\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\" alt=\"\" width=\"855\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png 855w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-300x211.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-768x539.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-696x488.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-599x420.png 599w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 855px) 100vw, 855px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta war cusub kasoo saaray qorshaha socda ee maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo ka tirsan golahaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiye Faratoon oo warqad soo saaray ayaa kulan aan caadi ahayn isugu yeeray xubnaha golaha wakiilada Somaliland si xasaanadda looga xayuubiyo xildhibaan Abiib, kadibna loo guda galo eed culus oo uu usoo jeediyay xeer ilaaliyada guud ee maamulkaasi.<\/p>\n<p>Faratoon ayaa sheegay in kulankaas aan caadiga ahayn uu dhacayo maalinta Khamiista ee soo socota, wuxuuna ka codsaday xildhibaannada inay kasoo qayb-galaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan go\u2019aansaday in aan isugu yeedho kalfadhi aan caadi ahayn maalinta Khamiista ah oo ay bisha ku beegan tahay 25\/07\/2024, saacaduuna ay tahay 8:30 subaxnimo. Ajendaha kalfadhigan aan caadiga ahayni waxa kaliya oo uu khuseeyo, isla markaana laga go\u2019aan gaadhayo soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud ee ah maamuus ka xayuubinta Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac\u201d ayaa lagu yiri warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiye Faratoon.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la sii raaciyay \u201cHaddaba waxaan mudanayaasha ku wargelinayaa inay dhowraan, isla markaana kasoo qaybgalaan kalfadhigan aan caadiga ahayn\u201d .<\/p>\n<p>Ujeedka ugu wayn ee maamuus ka xayuubinta Maxamed Abiib ayaa la xiriirta qorshe ay wadato madaxtooyadu oo doonayso inay xirto si loo maxkamadeeyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAwdalmediagroup%2Fvideos%2F753008803495872%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nXildhibaanka oo si weyn uga soo horjeedo madaxweyne Muuse Biixi ayaa haatan ku sugan gobolka Awdal, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay maadaama uu yahay deegaanka laga soo doortay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu Boorama ka bilaabay dhaq-dhaqaaqy siyaasadeed oo ka dhan ah damaca madaxtooyada iyo kulamo la tashi ah oo uu la qaadanayo bulshada uu metalo.<br \/>\nNinkan aya xeer-ilaalinti waxa ay u heysataa eedaymo ay ku jirto in mas\u2019uuliyiinta ka tirsan Saafaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti uu la kulmay iyo in arrimaha ciidamada Somaliland uu ka hadlay.<\/p>\n<p>Si kastaba, Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiillada ayaa tagay dalka Jabuuti dabayaaqadii bishii May, wuxuuna safarkaas xaqiijiyey maalmo ka hor mar uu warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in Jabuuti uu Passapor ka soo qaatay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181543\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1412\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n-229x300.jpg 229w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n-783x1024.jpg 783w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n-768x1004.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n-696x910.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n-1068x1396.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452146033_915995103880575_5272716908883183911_n-321x420.jpg 321w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452346290_900881235402526_6597422857904612375_n.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"620\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452346290_900881235402526_6597422857904612375_n.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452346290_900881235402526_6597422857904612375_n-300x258.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452346290_900881235402526_6597422857904612375_n-696x599.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452346290_900881235402526_6597422857904612375_n-488x420.webp 488w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta war cusub kasoo saaray qorshaha socda ee maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo ka tirsan golahaasi. Guddoomiye Faratoon oo warqad soo saaray ayaa kulan aan caadi ahayn isugu yeeray xubnaha golaha wakiilada Somaliland si xasaanadda looga xayuubiyo xildhibaan Abiib, kadibna loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta war cusub kasoo saaray qorshaha socda ee maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo ka tirsan golahaasi. Guddoomiye Faratoon oo warqad soo saaray ayaa kulan aan caadi ahayn isugu yeeray xubnaha golaha wakiilada Somaliland si xasaanadda looga xayuubiyo xildhibaan Abiib, kadibna loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-22T15:48:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"855\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\",\"datePublished\":\"2024-07-22T15:48:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\",\"width\":855,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta war cusub kasoo saaray qorshaha socda ee maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo ka tirsan golahaasi. Guddoomiye Faratoon oo warqad soo saaray ayaa kulan aan caadi ahayn isugu yeeray xubnaha golaha wakiilada Somaliland si xasaanadda looga xayuubiyo xildhibaan Abiib, kadibna loo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-22T15:48:53+00:00","og_image":[{"width":855,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/","name":"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","datePublished":"2024-07-22T15:48:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","width":855,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-xildhibaan-maxamed-abiib-xilka-laga-qaadayo-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiliga Xildhibaan Maxamed Abiib xilka laga qaadayo oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181541"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181541"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181546,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181541\/revisions\/181546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181542"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}