{"id":181574,"date":"2024-07-25T19:16:18","date_gmt":"2024-07-25T16:16:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181574"},"modified":"2024-07-26T11:49:46","modified_gmt":"2024-07-26T08:49:46","slug":"df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","title":{"rendered":"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171465\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Sheekh-5-scaled-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadashay arrimaha doorashooyinka ee dalka, gaar ahaan kuwa maamul goboleedyada waxayna shaacisay goorta ay dhacayaan doorashooyinkaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo khudbad ka jeediyay shirka qurbejoogta ee magaalada Dooxa ayaa sheegay in haatan dalka uu aadayo doorashooyin, isla- markaana ay noqonayaan kuwa ay ka qayb qaataan shacabka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in doorashooyinkaas lagu bilbaabi doono kuwa maamul goboleedyada dalka, ayna dhacayaan dhammaadka sanadkan 2024-ka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Sidoo kale waxa uu tilmaamay in qorshuhu yahay in la qabto doorashooyinka dowladaha hoose, si ay shacabka usoo doortay hoggaamiyeyaasha deegaankooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Xukuumadda Soomaaliya ayuu tilmaamay inay qaaday tallaabooyinkii ku haboonaa ee doorashooyinkan, isla- markaana la diyaariyay sharciyadii lagu hagi lahaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Todobaadkan sharcigii doorashooyinka iyo sharcigii xisbiyada waa la dhammeeyay horay-baa la rabaa inay usii socdaan waxaan rajeyneynaa sanadkan aakhirkiisa dowladihii hoose iyo dowlad goboleedyadii iyo dowladda dhexaba inay doorashooyinkaas noqdaan kuwo dadka u siman yihiin qof walbaa codkiisa aan la metaleyn\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Dhinaca kale waxa uu tilmaamay in wax badan laga qabtay amniga dalka, sidoo kale guul laga gaaray dagaalka Al-Shabaab, kuwaas oo muhiim ah doorashooyinka dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Amniga waxaa la xoreeyay 400 oo kiilo mitiri ka dheer, darraad baad arkeyseen kooxihii Khawaarijta oo inta soo weeraray ciidamadii Jubbaland sida loo galay waad aragteen\u2019 ayuu mar kale yiri wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: poppinsregular;\">Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan dalka ay ka taagan tahay xiisad wayn oo siyaasadeed, isla markaana hoggaanka dowladda federaalka lagu eedeeyay inay iyagu hortaagan yihiin qabsoomidda doorashooyinka maamullada dalka oo dib loo dhigay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeradio%2Fvideos%2F542286138220441%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadashay arrimaha doorashooyinka ee dalka, gaar ahaan kuwa maamul goboleedyada waxayna shaacisay goorta ay dhacayaan doorashooyinkaas. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo khudbad ka jeediyay shirka qurbejoogta ee magaalada Dooxa ayaa sheegay in haatan dalka uu aadayo doorashooyin, isla- markaana ay noqonayaan kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadashay arrimaha doorashooyinka ee dalka, gaar ahaan kuwa maamul goboleedyada waxayna shaacisay goorta ay dhacayaan doorashooyinkaas. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo khudbad ka jeediyay shirka qurbejoogta ee magaalada Dooxa ayaa sheegay in haatan dalka uu aadayo doorashooyin, isla- markaana ay noqonayaan kuwa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-25T16:16:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-26T08:49:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\",\"name\":\"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp\",\"datePublished\":\"2024-07-25T16:16:18+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-26T08:49:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp\",\"width\":2048,\"height\":1365,\"caption\":\"xasan sheekh\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadashay arrimaha doorashooyinka ee dalka, gaar ahaan kuwa maamul goboleedyada waxayna shaacisay goorta ay dhacayaan doorashooyinkaas. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo khudbad ka jeediyay shirka qurbejoogta ee magaalada Dooxa ayaa sheegay in haatan dalka uu aadayo doorashooyin, isla- markaana ay noqonayaan kuwa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-25T16:16:18+00:00","article_modified_time":"2024-07-26T08:49:46+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","name":"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp","datePublished":"2024-07-25T16:16:18+00:00","dateModified":"2024-07-26T08:49:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Xasan-Sheekh.webp","width":2048,"height":1365,"caption":"xasan sheekh"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-sheegtay-waqtiga-ay-dhacayaan-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF oo sheegtay waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka maamul goboleedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181574"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181578,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181574\/revisions\/181578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}