{"id":181595,"date":"2024-07-28T11:17:03","date_gmt":"2024-07-28T08:17:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181595"},"modified":"2024-07-28T11:17:03","modified_gmt":"2024-07-28T08:17:03","slug":"baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181598\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Baarlamanka Turkey ayaa ansixiyey mooshin madaxweyne Erdogan awood u siinaya inuu ciidamada badda geeyo biyaha Soomaaliya muddo laba sano ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii Soomaaliya iyo Turkey ay bishii Febraayo saxiixdeen heshiis iskaashi difaac iyo mid dhaqaale, kaasi oo ujeedkiisu yahay in lagu xoojiyo awoodda difaacca badda Soomaaliya iyo dhismaha ciidan badeed.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Heshiiska ayaa yimid kadib markii Ethiopia ay heshiis la gashay maamulka Somaliland bishii Janaayo, kaasi oo Addis-Ababa lagu siinayo dhul-badeed ay ka sameysato dekad iyo saldhig ciidan badeed. Heshiiska waxaa si xooggan uga horyimid dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Turkey ayaa horraantii July marti-gelisay wada-hadallo u dhaxeeyey wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Itoobiya, kuwaas oo aan miro-dhalin. Inkasta oo Itoobiya ay codsatay dhex-dhexaadinta, haddana ilo-wareedyo ayaa sheegay inay ka cago jiiday in horumar laga gaaro.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Arrintaas ayaa wararku sheegayaan in Turkey ay ku qasabtay inay dedejiso fulinta ballan-qaadka difaaca Soomaaliya iyo ansixinta heshiiska.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Faah-faahin dheeraad ah, naga filo goor dhow, Insha Allah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamanka Turkey ayaa ansixiyey mooshin madaxweyne Erdogan awood u siinaya inuu ciidamada badda geeyo biyaha Soomaaliya muddo laba sano ah. &nbsp; Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii Soomaaliya iyo Turkey ay bishii Febraayo saxiixdeen heshiis iskaashi difaac iyo mid dhaqaale, kaasi oo ujeedkiisu yahay in lagu xoojiyo awoodda difaacca badda Soomaaliya iyo dhismaha ciidan badeed. &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamanka Turkey ayaa ansixiyey mooshin madaxweyne Erdogan awood u siinaya inuu ciidamada badda geeyo biyaha Soomaaliya muddo laba sano ah. &nbsp; Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii Soomaaliya iyo Turkey ay bishii Febraayo saxiixdeen heshiis iskaashi difaac iyo mid dhaqaale, kaasi oo ujeedkiisu yahay in lagu xoojiyo awoodda difaacca badda Soomaaliya iyo dhismaha ciidan badeed. &nbsp; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-28T08:17:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/\",\"name\":\"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-28T08:17:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Baarlamanka Turkey ayaa ansixiyey mooshin madaxweyne Erdogan awood u siinaya inuu ciidamada badda geeyo biyaha Soomaaliya muddo laba sano ah. &nbsp; Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii Soomaaliya iyo Turkey ay bishii Febraayo saxiixdeen heshiis iskaashi difaac iyo mid dhaqaale, kaasi oo ujeedkiisu yahay in lagu xoojiyo awoodda difaacca badda Soomaaliya iyo dhismaha ciidan badeed. &nbsp; [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-28T08:17:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/","name":"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg","datePublished":"2024-07-28T08:17:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024728638577299706281344.jpg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-turkey-oo-ogolaaday-in-ciidamo-loodiro-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamanka Turkey oo ogolaaday in ciidamo loodiro Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181595"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181599,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181595\/revisions\/181599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181598"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}