{"id":181615,"date":"2024-07-30T11:02:14","date_gmt":"2024-07-30T08:02:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181615"},"modified":"2024-07-30T11:02:14","modified_gmt":"2024-07-30T08:02:14","slug":"somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/","title":{"rendered":"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"277\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741-300x126.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay&#8217;adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay&#8217;adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuliyaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal.<\/p>\n<p>Qoraal lagu baahiyay boga X ee hay&#8217;adda sirdoonka ayaa lagu sheegay in NIA ay qabatay kooxo doonayay in ay qas ka abuuraan magaalada Borama.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaanu gacanta ku dhignay koox ka tirsan NISA oo hawlgallo looga soo diray Muqdisho ku saabsan inay qas ka abuuraan Somaliland iyo dilal qorshaysan gaar ahaan Boorama. Laba ka mid ah xubnahaas waa la xidhay, halka lix kalena lagu dabo jiro.&#8221; Ayaa lagu sheegay qoraalka NIA.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sheegtay in ciidanka sirdoonka Somaliland ay bulshada ugu baaqayaan in ay laamaha amaanka ku wargaliyaan cid kasta oo ay ka shakiyaan.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda sirdoonka Somaliland, ayaa sannadkii u danbeeyay xabsiga dhigtay kooxo iyo dad lagu eedeeyay in ay qorshaynayeen faldambiyeedyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay&#8217;adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuliyaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Qoraal lagu baahiyay boga X ee hay&#8217;adda sirdoonka ayaa lagu sheegay in NIA ay qabatay kooxo doonayay in ay qas ka abuuraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay&#8217;adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay&#8217;adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuliyaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Qoraal lagu baahiyay boga X ee hay&#8217;adda sirdoonka ayaa lagu sheegay in NIA ay qabatay kooxo doonayay in ay qas ka abuuraan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-30T08:02:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"277\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/\",\"name\":\"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-30T08:02:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg\",\"width\":660,\"height\":277},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama - Wardoon","og_description":"Hay&#8217;adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay&#8217;adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuliyaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Qoraal lagu baahiyay boga X ee hay&#8217;adda sirdoonka ayaa lagu sheegay in NIA ay qabatay kooxo doonayay in ay qas ka abuuraan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-30T08:02:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":277,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/","name":"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg","datePublished":"2024-07-30T08:02:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579043630267741.jpg","width":660,"height":277},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegay-in-ay-qabteen-rag-doonayay-in-ay-dilal-ka-gaystaan-boorama\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan Boorama"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181615"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181617,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181615\/revisions\/181617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181616"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}