{"id":181618,"date":"2024-07-30T11:19:46","date_gmt":"2024-07-30T08:19:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181618"},"modified":"2024-07-31T11:33:00","modified_gmt":"2024-07-31T08:33:00","slug":"xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdiraxmaan  Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181619\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png\" alt=\"\" width=\"774\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png 774w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil-300x176.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil-768x449.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil-696x407.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil-718x420.png 718w\" sizes=\"(max-width: 774px) 100vw, 774px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa oo maanta hadal ka jeediyey kulanka golaha shacabka ayaa si adag uga jawaabay eedeymaha maalmihii lasoo dhaafay ka imaanayye xildhibaanada mucaaradka ah oo ku wajahnaa madaxweynaha iyo xukuumadiisa.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Odawaa ayaa soo qaatay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin hadaladii xildhibaanadu ka dheheen hubkii lagu boobay Caabudwaaq iyo xildhibaankii sheegay in maalin ka hor uu Muqdisho ku dhex arkay, gaar ahaan xerada Xalane Taliyaha sirdoonka Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: x-large;\">iyadoo shan maalin kahor 150 Kooxda Al-Shabaab ay Ciidamada Qaranka iyo kuwa Jubbaland ay Jubbada Hoose ku dileen, in rag madax ah inta soo istaagaan ay yiraahdaan Guuto Ciidan ah oo dagaalami kartaahi majirto, Ciidanka ma qabato taasi,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Odawaa ayaa xildhibaanada u sheegay in warka ay sheegayaan ay masuuliyadi ka saaran tahay, isagoo tusaale u soo qaatay sida xildhibaanada qaar ay uga hadleen arrinta hubka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: x-large;\">Xildhibaanka waxaa laga rabaa xogta uu hayo ee uu hubo inuu sheego, wixii malo ahna hadii uusan sugi karin inta laga hubinayo inuu cadeeyo in uusan hubin, shalay xildhibaan ayaa halkaan ka sheegay in taliyaha Nabad sugidda Itoobiya uu Muqdisho ku arkay, warku hadii uu iska dheh noqdo adiga shakhsiyadaada ayuu wax u dhibayaa,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Odawaa.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Xildhibaanka ayaa sheegay in arrinta hubka guddi soo baara loo xil-saaray, isla markaana ay cadaatay in si sharci darro ah uu dalka ku soo halay.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: x-large;\">Dowladda waa laga qaaday cunaqabateyntii hubka, waxayna awoodaa in si sharci ah ay hub u soo iibsato, wasaaradda gaashaandhigga ayaa u xil-saaran arrintaas, ma jirto sabab dowladda loogu eedeeyey ama loogu tuhmo inay hubkaas laheyd,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay hubka ku faani jireen, balse maanta la weysan yahay cidii laheed hubkii lagu boobay Caabudwaaq, isagoo qiray in khatar uu bulshada ku yahay hub aad u badana uu ahaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Cabdiraxmaan Odawaa ayaa guddoomiyaha golaha shacabka ka dalbaday in xoogga la saaro arrinta xaqiiqo raadinta, iyadoo la kaashanayo xukuumadda iyo dowlad goboleedka Galmudug, si guddiyada la diro ay warbixin dhameystiran uga keenaan arrinta hubka.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xil Odawaa\u201dRag Madax ah inay yiraahdaan Guuto dagaalami karto lama arko ciidanka ma qabato\u201d\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ttyNQ6afZFA\" width=\"900\" height=\"506\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa oo maanta hadal ka jeediyey kulanka golaha shacabka ayaa si adag uga jawaabay eedeymaha maalmihii lasoo dhaafay ka imaanayye xildhibaanada mucaaradka ah oo ku wajahnaa madaxweynaha iyo xukuumadiisa. &nbsp; Odawaa ayaa soo qaatay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin hadaladii xildhibaanadu ka dheheen hubkii lagu boobay Caabudwaaq iyo xildhibaankii sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa oo maanta hadal ka jeediyey kulanka golaha shacabka ayaa si adag uga jawaabay eedeymaha maalmihii lasoo dhaafay ka imaanayye xildhibaanada mucaaradka ah oo ku wajahnaa madaxweynaha iyo xukuumadiisa. &nbsp; Odawaa ayaa soo qaatay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin hadaladii xildhibaanadu ka dheheen hubkii lagu boobay Caabudwaaq iyo xildhibaankii sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-30T08:19:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-31T08:33:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"453\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/\",\"name\":\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png\",\"datePublished\":\"2024-07-30T08:19:46+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-31T08:33:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png\",\"width\":774,\"height\":453},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee? - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa oo maanta hadal ka jeediyey kulanka golaha shacabka ayaa si adag uga jawaabay eedeymaha maalmihii lasoo dhaafay ka imaanayye xildhibaanada mucaaradka ah oo ku wajahnaa madaxweynaha iyo xukuumadiisa. &nbsp; Odawaa ayaa soo qaatay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin hadaladii xildhibaanadu ka dheheen hubkii lagu boobay Caabudwaaq iyo xildhibaankii sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-30T08:19:46+00:00","article_modified_time":"2024-07-31T08:33:00+00:00","og_image":[{"width":774,"height":453,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/","name":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png","datePublished":"2024-07-30T08:19:46+00:00","dateModified":"2024-07-31T08:33:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/Xil.png","width":774,"height":453},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-odawaa-xasaanada-laraadinayo-waa-nuucee\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa xasaanada laraadinayo waa nuucee?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181618"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181620,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181618\/revisions\/181620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181619"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}