{"id":181641,"date":"2024-08-02T13:15:07","date_gmt":"2024-08-02T10:15:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181641"},"modified":"2024-08-02T23:20:38","modified_gmt":"2024-08-02T20:20:38","slug":"waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/","title":{"rendered":"Waa kuma ninka beddelidoona  Ismaaciil Haniya ?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181642\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/AP_159109940643.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"646\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/AP_159109940643.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/AP_159109940643-300x189.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/AP_159109940643-768x485.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/AP_159109940643-696x439.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/AP_159109940643-666x420.jpg 666w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee Xamaas ayaa waayay hoggaamiyahoodii garabka siyaasadda Ismaaciil Haniyah kaas oo ku dhintay gantaal ku dhacay guri uu ka daganaa magaalada Tehran ee caasimada dalka Iiraan.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Ninkan ayaa door muhima ku lahaa siyaasadda Xamaas, wuxuuna inta badan udub dhexaad u ahaa siyaasadda dibada ee kooxda. Dhimashadiisa ayaa sii kordhisay xiisadda u dhaxaysa Israa\u2019iil iyo Xamaas.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Waddamada caalamka ayaa durba dalbaday is xakamayn deg dega iyadoo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kulan gaara ka yeeshay xaaladda Bariga Dhexe kulankaas oo ay dalbatay dalka Iiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Ilo wareedyo Xamaas ah ayaa sheegay in Khaalid Mishcal, la filayo in loo doorto hoggaamiyaha ugu sarreeya ee kooxda si uu u beddelo Ismaail Haniyeh.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Khaliil al-Hayya, oo fadhigiisu yahay Qatar, isla markaana madax ka ahaa wada-xaajoodyada Xamaas ee wada-hadallada tooska ah ee Qasa kula yeeshay Israa\u2019iil, ayaa sidoo kale suurtogal u ah hoggaanka maaddaama uu yahay mid ay jecel yihiin Iran iyo xulafadeeda gobolka.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-large;\">Shaac bixii iyo sumayntiii Khaalid Mishcal<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Khaalid Mishcal, oo loo saadaalinayo inuu yahay hoggaamiyaha cusub ee Xamaas, ayaa caan ka noqday caalamka sannadkii 1997-kii, ka dib markii wakiillada sirdoonka Israa\u2019iil ay ku dureen sun taas oo loo arkay isku-day dil oo qorshaysan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Dadka looga shakisan yahay inay dilka geysteen ayaa waxaa gacanta ku dhigay booliska dalka Urdun.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Netanyahu, oo markaas ku jiray xilligiisii ugu horreeyay ee ra\u2019iisul wasaaraha, ayaa lagu qasbay inuu wareejiyo daawada sunta ah, waxayna dhacdada Mishcal aal u rogtay geesi ka mid ah iska caabinta Falastiiniyiinta.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Dadka looga shakisan yahay inay dilka geysteen ayaa waxaa gacanta ku dhigay booliska dalka Urdun kadib markii Meshaal lagu duray sunta wadada dhexdeeda. Netanyahu, oo markaas ku jiray xilligiisii ugu horreeyay ee ra\u2019iisul wasaaraha, ayaa lagu qasbay inuu wareejiyo daawada sunta ah, waxayna dhacdada Khaalid Mishcal ka dhigtay halyey geesi ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Weerarkaas isku dayga dil ah ayaa la sheegay inuu uu amray ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu, ayaa ka careysiisay boqorkii Urdun ee xilligaasi Xussein Xussei.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Boqor Xuseen, ayaa ku goodiyey in uu ka baxayo heshiiskii nabada ee u dhaxeeyey dalkiisa iyo Israa\u2019iil haddii aysan ka laaban ficiladaas.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Israa\u2019iil ayaa ogolaatay dalabka boqorka iyadoo sii daysay hoggaamiyihii Xamaas Sheekh Axmed Yaasiin, balse toddobo sano kaddib ayaa Israa\u2019iil ku dishay Qasa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Israa\u2019iil iyo xulufadeeda galbeedka ayaa Xamaas u arka urur argagixo oo halis ku ah jiritaanka Israa\u2019iil.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Xidhiidhka Mishcal iyo Iran ayaa ahaa mid xumaaday kadib markii uu hore u taageeray kacdoonkii Muslimiinta Sunniga ahaa ee 2011-kii lagaga soo horjeeday Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Israa\u2019iil ayaa dishay ama isku dayday in ay disho dhowr hoggaamiyeyaal iyo hawl-wadeenno Xamaas ah tan iyo markii la aasaasay kooxdan 1987-kii xilligaas oo uu socday kacdoonkii ugu horreeyay ee Falastiiniyiinta oo lagaga soo horjeedo qabsashada Daanta Galbeed iyo Qasa.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Mishcal ayaa mareyey wado dhexdeed markii wakiilada Musaad ay la eegteen inay sunta ku buufiyaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Meshaal waxa uu udub dhexaad u ahaa hogaanka sare ee Xamaas ilaa dabayaaqadii 1990-meeyadii.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Khaalid Mishcal ayaa waxa uu diiday fikradda heshiis nabadeed oo joogto ah oo lala galo Israa\u2019iil balse waxa uu sheegay in Xamaas, oo sagaashamaadkii iyo 2000-aadkii u soo dirtay Israa\u2019iil dad is-qarxiyey, ay aqbali karto dawlad Falastiiniyiin ah oo ka dhisan Daanta Galbeed, Marinka Qaza iyo Bariga Quddus inay noqoto xal ku meel gaadh ah. xabbad joojin muddo dheer ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-large;\">Isha: BBC<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee Xamaas ayaa waayay hoggaamiyahoodii garabka siyaasadda Ismaaciil Haniyah kaas oo ku dhintay gantaal ku dhacay guri uu ka daganaa magaalada Tehran ee caasimada dalka Iiraan. &nbsp; Ninkan ayaa door muhima ku lahaa siyaasadda Xamaas, wuxuuna inta badan udub dhexaad u ahaa siyaasadda dibada ee kooxda. Dhimashadiisa ayaa sii kordhisay xiisadda u dhaxaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee Xamaas ayaa waayay hoggaamiyahoodii garabka siyaasadda Ismaaciil Haniyah kaas oo ku dhintay gantaal ku dhacay guri uu ka daganaa magaalada Tehran ee caasimada dalka Iiraan. &nbsp; Ninkan ayaa door muhima ku lahaa siyaasadda Xamaas, wuxuuna inta badan udub dhexaad u ahaa siyaasadda dibada ee kooxda. Dhimashadiisa ayaa sii kordhisay xiisadda u dhaxaysa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-02T10:15:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-02T20:20:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/\",\"name\":\"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-02T10:15:07+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-02T20:20:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ? - Wardoon","og_description":"Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee Xamaas ayaa waayay hoggaamiyahoodii garabka siyaasadda Ismaaciil Haniyah kaas oo ku dhintay gantaal ku dhacay guri uu ka daganaa magaalada Tehran ee caasimada dalka Iiraan. &nbsp; Ninkan ayaa door muhima ku lahaa siyaasadda Xamaas, wuxuuna inta badan udub dhexaad u ahaa siyaasadda dibada ee kooxda. Dhimashadiisa ayaa sii kordhisay xiisadda u dhaxaysa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-02T10:15:07+00:00","article_modified_time":"2024-08-02T20:20:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/","name":"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg","datePublished":"2024-08-02T10:15:07+00:00","dateModified":"2024-08-02T20:20:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024731638579907384355637.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-ninka-beddelidoona-ismaaciil-haniya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa kuma ninka beddelidoona Ismaaciil Haniya ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181641"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181644,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181641\/revisions\/181644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181643"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}