{"id":181645,"date":"2024-08-02T23:23:44","date_gmt":"2024-08-02T20:23:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181645"},"modified":"2024-08-03T11:37:59","modified_gmt":"2024-08-03T08:37:59","slug":"daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan.<\/p>\n<p>Muuqaal laga soo duubtay xeebta ayaa lagu arkayaa maydad iyo dhaawacyo badan oo daadsan barxadda Xeebta Liido.<\/p>\n<p>Wararka waxay sheegayaan in dagaalamayaal katirsan kooxda Alshabaab ay isku qarxiyeen gudaha iyo bannaanka Beach View.<\/p>\n<p>Rasaas xooggan ayaa ka dhacaysay gudaha Beach View lamana xaqiijin karo in dagaalamayaal Shabaab ah ay gudaha ka dagaalamayaan.<\/p>\n<p>Waqtiga ay qaraxyadan dhacayeen ayaa ahayd xilli mashquul ah oo ay dad badan damaashaadka Jimcaha u yimaadeen xeebta Liido.<\/p>\n<p>Illaa iyo lama oga dadka dhintay inay ku jiraan masuuliyiin dowladda katirsan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F922894416270826%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=420&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F456979750582523%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"420\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan. Muuqaal laga soo duubtay xeebta ayaa lagu arkayaa maydad iyo dhaawacyo badan oo daadsan barxadda Xeebta Liido. Wararka waxay sheegayaan in dagaalamayaal katirsan kooxda Alshabaab ay isku qarxiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan. Muuqaal laga soo duubtay xeebta ayaa lagu arkayaa maydad iyo dhaawacyo badan oo daadsan barxadda Xeebta Liido. Wararka waxay sheegayaan in dagaalamayaal katirsan kooxda Alshabaab ay isku qarxiyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-02T20:23:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-03T08:37:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-1024x804.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"804\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/\",\"name\":\"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\",\"datePublished\":\"2024-08-02T20:23:44+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-03T08:37:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\",\"width\":1464,\"height\":1150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido - Wardoon","og_description":"Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan. Muuqaal laga soo duubtay xeebta ayaa lagu arkayaa maydad iyo dhaawacyo badan oo daadsan barxadda Xeebta Liido. Wararka waxay sheegayaan in dagaalamayaal katirsan kooxda Alshabaab ay isku qarxiyeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-02T20:23:44+00:00","article_modified_time":"2024-08-03T08:37:59+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":804,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-1024x804.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/","name":"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","datePublished":"2024-08-02T20:23:44+00:00","dateModified":"2024-08-03T08:37:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","width":1464,"height":1150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ku-bilowday-qarax-iyo-rasaas-ayaa-ka-socota-xeebta-liido\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Weerar ku bilowday Qarax iyo rasaas ayaa ka socota xeebta Liido"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181645"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181645"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181648,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181645\/revisions\/181648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181646"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}