{"id":181649,"date":"2024-08-03T11:44:02","date_gmt":"2024-08-03T08:44:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181649"},"modified":"2024-08-03T11:44:02","modified_gmt":"2024-08-03T08:44:02","slug":"ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181646\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\" alt=\"\" width=\"1464\" height=\"1150\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png 1464w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-300x236.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-1024x804.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-768x603.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-696x547.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-1068x839.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51-535x420.png 535w\" sizes=\"(max-width: 1464px) 100vw, 1464px\" \/>Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerarkii xooganaa ee xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Afhayeenka ayaa sheegay in weerarkan lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dilay 32 qof, laguna dhaawacay 63 kale.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: x-large;\">Guud ahaan waxaa goobtaasi ku geeriyooday dad rayid ah oo tiradooda kor u dhaafeyso 32 qofood, waxaana ku dhaawacmay dad kale oo isugu jiro dhaawac culus iyo mid fudud oo gaaraayo 63 ruux\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Cabdifataax Aadan Xasan oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in ciidamada ammaanka uu ka dhintay hal askari, mid kalena uu ka dhaawacmay intii uu socday howlgalka, waxaana sidoo kale uu xusay in la toogtay 3 nin gudaha u gashay hoteelka Beach View.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la fashiliyay gaari siday waxlaha qarxa, isla markaana ciidamada ammaanka ay qabteen isaga oo dhaawac ah ninkii waday baabuurka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Afhayeenka ayaa intaasi kusii daray in weerarkan uu muujinayo sida ay Al-Shabaab u beegsaneyso shacabka Soomaaliyeed, isagoo ku baaqay in meel looga soo wada jeesto.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: x-large;\">Arrintan waxay farriin cad u tahay bulshada Soomaaliyeed oo aan leeyahay wax innoo haray ma jiro Khawaarij taargadkooda ma\u2019ahan shaqsi dowlad u shaqeeya ee maanta waxa ay u socdaan inay isir sifeeyaan macaga Ummadda Soomaaliyeed\u201d ayuu raaciyay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Weerarkan ayaa muujinaya sida Al-Shabaab ay xooga usoo saareen caasimada, waxaana dhawaan ay ka fuliyeen laba weerar oo si xig xigay, kaas oo mid kamid ah lagu qaaday xabsiga dhexe halka kan kale lagu beegsaday maqaayad ku taalla degmada Boondheere.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F906614834813939%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerarkii xooganaa ee xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. &nbsp; Afhayeenka ayaa sheegay in weerarkan lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dilay 32 qof, laguna dhaawacay 63 kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181649","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerarkii xooganaa ee xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. &nbsp; Afhayeenka ayaa sheegay in weerarkan lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dilay 32 qof, laguna dhaawacay 63 kale. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-03T08:44:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/\",\"name\":\"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\",\"datePublished\":\"2024-08-03T08:44:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png\",\"width\":1464,\"height\":1150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido - Wardoon","og_description":"Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerarkii xooganaa ee xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. &nbsp; Afhayeenka ayaa sheegay in weerarkan lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dilay 32 qof, laguna dhaawacay 63 kale. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-03T08:44:02+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/","name":"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","datePublished":"2024-08-03T08:44:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-02-at-21.22.51.png","width":1464,"height":1150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-soo-afjaray-weerarkii-alshabaab-ay-ka-geysatay-xeebta-liido\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181649"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181650,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181649\/revisions\/181650"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}