{"id":181719,"date":"2024-08-06T11:19:30","date_gmt":"2024-08-06T08:19:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181719"},"modified":"2024-08-06T11:19:30","modified_gmt":"2024-08-06T08:19:30","slug":"maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp\" alt=\"\" width=\"1707\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp 1707w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-300x300.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-1024x1024.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-150x150.webp 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-768x768.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-1536x1536.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-696x696.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-1068x1068.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden-420x420.webp 420w\" sizes=\"(max-width: 1707px) 100vw, 1707px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa xulafadiisa G7 ku wargeliyay in Washington ay rumaysan tahay in weerarka Iran ay doonayso inay ku qaaddo Israa\u2019iil uu bilaaban karo 24\u201348 saacadood gudahood.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida ay baahisay warbaahinta Axios waxay sheegeysaa warbixinta in dhigiisa dalalkaas uu arrinta kala hadlay ayadoo uu Maraykanku wado dadaallo lagu qaboojinayo xiisadda, loogana hortagayo dagaal buuxa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Blinken wuxuu u sheegay saraakiishaas uu telefoonka kul hadlay in Iran oo cadaadis lagu saaro inay xuduud u yeesho gulufkeeda ay tahay waddada ugu fiican ee looga baaqsan karo dagaal gobolka ka dhaca.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu intaa ku daray in Ameerikaanka uusan ogeyn xilliga rasmiga ah ee weerarka ay Iran qorshaysay uu dhacayo, laakinse uu rumaysan yahay in dhakhsiyo uu u billaaban doono.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Aqalka cad ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu kulan la yeelan doono kooxda amniga qaranka, isagoo kala hadli doona xaaladaha ka soo cisboonaaday bariga dhexe. Wuxuu kaloo la hadli doonaa boqor cabdallaha Urdun sida uu aqalka cad sheegay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maraykanku wuxuu kaloo bariga dhexe u diri doonaa cudud ciidan kuwaasi oo difaac noqon doona \u201csi hoos loogu dhigo xiisadda\u201d sida uu aqalka cad sheegay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka arrimaha dibadda ee Talyaaniga Antonio Tajani wuxuu sheegay Axaddii in wasiirrada arrimaha dibadda ee waddamadaas todobada ah ay ugu baaqeen dhinacyada qaybta ka ah xiisadda ka taagan bariga dhexeinay ka fogaadaan wax kasta oo keeni kara in xiisaddu sii kororto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xafiiska xogyahayaha difaaca ee Marykanka Lloyd Austin ayaa hadal laga soo saaray lagu sheegay inuu la hadlay dhigiisa Israa\u2019iil Yoav Gallant fiidnimadii Axaddii.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wada-hadalkan ayaa salka ku hayay \u201cxaqa ay Israa\u2019iil u leedahay inay iska difaacdo\u201d khatar kasta oo kaga timaada Iran iyo xulafadeeda, iyo talaabooyinka uu maraykanku qaadayo ee uun ku xoojinayo difaaca Israa\u2019iil iyo ciidankeeda ee Gobolka, sida hadalkaas lagu xusay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qayb ahaan dadaalka lagu yareynayo dagaal gobolka oo dhan ku baaha, ayaa madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo boqor cabdallaha Urdun waxay ku baaqeen in laga fogaado xiisad milateri oo sii weynaata oo wax kasta oo ay ku kacayso.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Israel Yahom ayaa iyadana soo tebisay in Maraykanku uu ansixiyey shixnad bambooyinka culus ah, kuwaasoo la hakiyey ka hor intii uusan dagaalku qarxin 7 Oktoobar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Iran waxay sheegtay in aysan doonayn in xiisadda ay ku baahdo bariga dhexe, laakiinse waxay rumaysan tahay in ay ciqaabto Israa\u2019iil, si looga fogaado deganaasho la\u2019aan gobolka soo foodsaarta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan oo ah qoraal uu soo saaray afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran Nasir Kanaani ayaa yimid, iyadoo laga cabsi qabo in xaaladdu ay ka sii darto.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa xulafadiisa G7 ku wargeliyay in Washington ay rumaysan tahay in weerarka Iran ay doonayso inay ku qaaddo Israa\u2019iil uu bilaaban karo 24\u201348 saacadood gudahood. Sida ay baahisay warbaahinta Axios waxay sheegeysaa warbixinta in dhigiisa dalalkaas uu arrinta kala hadlay ayadoo uu Maraykanku wado dadaallo lagu qaboojinayo xiisadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa xulafadiisa G7 ku wargeliyay in Washington ay rumaysan tahay in weerarka Iran ay doonayso inay ku qaaddo Israa\u2019iil uu bilaaban karo 24\u201348 saacadood gudahood. Sida ay baahisay warbaahinta Axios waxay sheegeysaa warbixinta in dhigiisa dalalkaas uu arrinta kala hadlay ayadoo uu Maraykanku wado dadaallo lagu qaboojinayo xiisadda, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-06T08:19:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/\",\"name\":\"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-06T08:19:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp\",\"width\":1707,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran - Wardoon","og_description":"Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa xulafadiisa G7 ku wargeliyay in Washington ay rumaysan tahay in weerarka Iran ay doonayso inay ku qaaddo Israa\u2019iil uu bilaaban karo 24\u201348 saacadood gudahood. Sida ay baahisay warbaahinta Axios waxay sheegeysaa warbixinta in dhigiisa dalalkaas uu arrinta kala hadlay ayadoo uu Maraykanku wado dadaallo lagu qaboojinayo xiisadda, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-06T08:19:30+00:00","og_image":[{"width":1707,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/","name":"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp","datePublished":"2024-08-06T08:19:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Cassidy-Joe-Biden.webp","width":1707,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-isu-diyaarinayo-dagaal-uu-lagalo-iran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo isu diyaarinayo dagaal uu lagalo Iran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181719"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181721,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181719\/revisions\/181721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181720"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}