{"id":181750,"date":"2024-08-07T12:03:28","date_gmt":"2024-08-07T09:03:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181750"},"modified":"2024-08-07T12:03:28","modified_gmt":"2024-08-07T09:03:28","slug":"yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/","title":{"rendered":"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181751\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamaas ayaa ku dhawaaqday in Yahya Sinwar, inuu noqonayo madaxa guud ee cusub ee Ururka isagoo beddelaya Ismail Haniyeh.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ninkan ayaa tan iyo 2017kii, waxa uu ahaa hoggaamiyaha kooxda ee gudaha marinka Qasa. Hadda waxa uu noqon doonaa hoggaamiyaha garabkooda siyaasadeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hoggaanka Xamaas ayaa si wada jir ah u doortay Sinwar inuu hoggaamiyo dhaqdhaqaaqa, sida uu BBC-da u sheegay sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Goluhu wuxuu si aqlabiyad ah ugu codeeyay in la doorto Sinwar, taasoo mid ka mid ah saraakiisha Xamaas uu BBC-da u sheegay in tani tilmaamayso &#8220;farriin ka dhan ah Israa&#8217;iil&#8221;.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waxay dileen Haniyeh, qofka dabacsan ee u furfuran xalalka. Hadda waa inay la macaamilaan Sinwar iyo hoggaanka militariga,\u201d ayuu yiri sarkaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ku dhawaaqistan ayaa kusoo beegmeysa xili xiisadda bariga dhexe ay cirka isku sii shareereyso, iyadoo Iran iyo xulafadeeda ay ku hanjabeen inay ka aargudan doonaan dilka Haniyeh oo ay ku eedeeyeen Israel. Israa&#8217;iil kama aysan hadlin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaaladdo badan ayaa laga hadlay, laakiin ugu dambeyntii, laba magac oo kaliya ayaa la soo bandhigay: Yahya Sinwar, iyo Mohammed Hassan Darwish, oo ah qof aan muuqan oo madax ka ah Golaha Shuurada Guud, oo ah golaha soo saara Xafiiska Siyaasadda Xamaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ka hor dhimashadiisa, Ismaciil Haniyeh waxa ay dublamaasiyiinta gobolku u arkayeen in uu yahay shaqsi wax ku ool ah marka loo eego kuwa kale ee Xamaas ahaana darawalka muhiimka ah ee siyaasadeed ee kooxda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ninkan hadda hoggaanka kooxda qabanaya Yaxye Sinwar, waxaa loo arka mid ka mida kuwa ugu xagjirsan Xamaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sinwar ayaa ka mida kuwa ugu sarreeya liiska shaqsiyaadka Xamaas ee Israa\u2019iil aad u doon doonayso.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adaha ammaanka ee Israa\u2019iil ayaa rumeysan inuu isagu maleegay qorsheynta iyo fulinta weerarradii 7-dii Oktoobar 2023, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 1,200 oo qof oo Israa\u2019iiliyiin ah halka 251 la qafaashay.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Maxay Israa\u2019iil ka tiri magacaabista Sinwar<\/span><\/strong><\/p>\n<p>I<span style=\"font-size: large;\">sraa\u2019iil ayaa sheegay inay wali doonayso inay disho Yaxye Sinwar. Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa\u2019iil, Israel Katz, ayaa sheegay in tani noqon doonto ciribtirka Sinwar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Magacaabista argagixisada soo jireenka ah ee Yahya Sinwar oo loo magacaabay hogaamiyaha cusub ee Xamaas, oo bedelaya Ismail Haniyeh, waa sabab kale oo adag oo ah in si degdeg ah loo tirtiro, loogana tirtiro ururkan sharka leh dunida,&#8221; ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa X, ee horrey loo oran jiray Twiter wasiirka arrimaha dibadda Israa&#8217;iil Israel Katz.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Yahya Sinwar waa argagixiso, kaasoo mas&#8217;uul ka ah weerarkii argagixiso ee ugu naxariista darnaa ee taariikhda,&#8221; afhayeenka ciidamada difaaca Israel Daniel Hagari ayaa sidaas u sheegay warbaahinta Al-Carabiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sinwar, laguma arag meel fagaare ah tan iyo weeraradii October, waxaana la rumeysan yahay inuu ku ku jiro &#8220;10 dabaq oo dhulka hoostiisa ah&#8221; oo ku yaal Qasa sida uu sheegay bishii June xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran. Xamaas ayaa ku dhawaaqday in Yahya Sinwar, inuu noqonayo madaxa guud ee cusub ee Ururka isagoo beddelaya Ismail Haniyeh. Ninkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-07T09:03:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/\",\"name\":\"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-07T09:03:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas - Wardoon","description":"Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas - Wardoon","og_description":"Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-07T09:03:28+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/","name":"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg","datePublished":"2024-08-07T09:03:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka Qadar ay ku yeesheen madaxda ururka Xamaas ayey ku dhawaaqeen cidda beddelaysa hoggaamiyahoodii siyaasadda Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay dalka Iran.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/EA7B32D5-B37E-4E88-B9A8-E05F365BAAB4.jpg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yahya-sinwar-ayaa-loodoortay-inuu-noqdo-madaxa-guud-ee-xamaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yahya Sinwar ayaa loodoortay inuu noqdo madaxa guud ee Xamaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181750"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181750"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181752,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181750\/revisions\/181752"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181751"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}