{"id":181753,"date":"2024-08-07T12:08:14","date_gmt":"2024-08-07T09:08:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181753"},"modified":"2024-08-07T12:08:14","modified_gmt":"2024-08-07T09:08:14","slug":"turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181754\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/df1d6600-53d5-11ef-b2d2-cdb23d5d7c5b.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/df1d6600-53d5-11ef-b2d2-cdb23d5d7c5b.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/df1d6600-53d5-11ef-b2d2-cdb23d5d7c5b.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/df1d6600-53d5-11ef-b2d2-cdb23d5d7c5b.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/df1d6600-53d5-11ef-b2d2-cdb23d5d7c5b.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/df1d6600-53d5-11ef-b2d2-cdb23d5d7c5b.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/>Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulanka oo ajandahiisa guud ahaa heshiiska xabad joojin Gaza ee dhawaan ka dhici doona Masar ayaa markii uu dhamaaday kadib waxay labada masuulba qabteen shir jaraa\u2019id, kaas oo ay ku sheegeen in ay muhiimad leedahay midnimada Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Arimaha Dibadda ee Masar oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxa uu yiri: \u201cWaxaa muhiimad noo leh ilaalin midnimada Soomaaliya, dawladda Masarna waxay si dhamaystiran u diidaysaa wax walba oo taabanaya midnimada iyo madaxbanaanada dhuleed ee Soomalaiya,\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay wasiirku in horay sidaas oo kale ay u sheegeen arrintaan, haatanna ay ku celinayaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale wasiirka Arimaha dibadda Turkiga ayaa waxa uu sheegay in dawladaha Ankara iyo Qaahira ay isku afgarteen in la ilaaiyo madaxbanaanida dhuleed ee dalka Soomaaliya, sida ay daabacaday wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dawladda Soomaaliya ayaa dhankeeda uga mahadcelisay dawladda Masar, sida ay u garab taagan tahay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">War kooban oo lagu daabacay wakaaladda warar ee Soomaaliya, SONNA ayaa lagu yiri: \u201cWasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya waxa uu uga mahadcelinayaa dawladda Masar garab istaageeda aan wax loo dhigaa jirin iyo mawqifka cad ee ay ka qaadatay arrinta la xiriirta xoriyadda iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.\u201d<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya. Kulanka oo ajandahiisa guud ahaa heshiiska xabad joojin Gaza ee dhawaan ka dhici doona Masar ayaa markii uu dhamaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-07T09:08:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-08-07T09:08:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg\",\"width\":612,\"height\":343,\"caption\":\"Egypt and Turkey flag together realtions textile cloth fabric texture\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya - Wardoon","description":"Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-07T09:08:14+00:00","og_image":[{"width":612,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/","name":"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg","datePublished":"2024-08-07T09:08:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Kulan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/istockphoto-1093207546-612x612-1.jpeg","width":612,"height":343,"caption":"Egypt and Turkey flag together realtions textile cloth fabric texture"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-iyo-masar-oo-isku-raacay-ilaalinta-madaxbanaanida-dhuleed-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga iyo Masar oo isku raacay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181753"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181753"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181757,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181753\/revisions\/181757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181755"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}